Maqaallo

UGU DANBAYTII IMISAA CODAYNDOONA 873331kun EE COD EE ISKA DIWAAN GALIYAY JMAHURIYDA SOMALILAND

0 Visits: 98 | Monday May 01, 2017 - 00:39:18
Sida aynu ognahayba waxaa waddanka la soo saaray isdiwaangalintii hordhaca ahayiid oo noqotay 873331kun taasi oo afar laaab ka yar qiyaastii markii hore lagu qiyaasi jiray dadka dalka ku nool

Read More »

DULIN ABAAREED:WQ Cabdijibaar Aaden Gaas

0 Visits: 107 | Thursday April 13, 2017 - 22:53:12
Guud ahaan dalka abaar adag iyo seben baa ka dhacay mana aha wax aad qiimaynkarto ama wax laga sheegi karo

Read More »

Xigmado Dahabiya! W/Q:- Sayid Maxamed Cumar "Darwiishka"

0 Visits: 61 | Thursday April 13, 2017 - 22:32:23
1. Ma jiro qof soo celin kara ammin (wakhti) ka tegtay si uu bilowgeedii u hagaajiyo, balse waxa uu awoodi karaa in uu maanta uu ka hawlgalo oo uu bilaabo si uu u hagaajiyo dhammaadkeeda.

Read More »

Daawo:Hay'adda DRC Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiisay Degaano Kamida Gobolka Daadmadheedh.

0 Visits: 148 | Friday March 24, 2017 - 17:30:31
Oodweyne(Halgan)Hay'adda DRC Oo Deeq Biyo Ah Gaadhsiisay Degaano Kamida Gobolka Daadmadheedh.

Read More »

Maansada Gunaad: Abwaan Weedhsame

0 Visits: 194 | Wednesday March 08, 2017 - 12:41:36
Guubaabiyo maanso goola Guul guul iyo hees garsheega Saq-dhexe midho aan ka gooyey Geedkii hal-abuur guddooma

Read More »

Siyaasadda iyo Soomaalinimadda Qalinkii Mukhtar Xaaji Cabaydh

0 Visits: 94 | Wednesday March 08, 2017 - 12:36:18
FG: Qoraalladan googooska ah waxaa si wayn uga faa'iidi kara dadka qorshaynaya in ay Hindiya u baqoolaan.

Read More »

MADAXWEYNE SIILANYO MA ARAGTEN??

0 Visits: 171 | Wednesday March 08, 2017 - 12:10:28
Waa xilli xun shiddo iyo dhib badan waan seben la adhax jabay xoolihiina madheen,waa abaaro dad iyo duunyaba ragadiyay dhulkii waa xaaluf iyo engag.Gaajo harraad oon diif iyo darxuma reer miyigii haysa.

Read More »

Waabeeyo Dabadii Daadmadheedh Walxaa Dhiman! Sayid Maxamed Cumar "Darwiishka"

0 Visits: 147 | Wednesday March 08, 2017 - 11:55:56
Sida la og yahay adduunyada qarni walba, sannad walba, bil walba, toddobaad walba, maalin walba iyo saacad walba dad iyo duunyo ayaa ka dul guura oo qaar kale ayaa u soo dul guura oo soo dega.

Read More »

Senator Ilhan Cumar Oo Noqotay Senator-kii Ugu Horeeyey Ee Lagu Dhaariyo Kitaabka Qur'aanka Kariimka Ah.

0 Visits: 411 | Thursday January 05, 2017 - 11:46:28
Washington(Halgan)Senator Ilhan Cumar Ayaa Noqotay Senator-kii Ugu Horeeyey Ee Lagu Dhaariyo Kitaabka Qur'aanka Kariimka Ah.

Read More »

WAX QABADKII XIRSI IYO JAHA WAREERKA KU DHACAY KULMIYE

0 Visits: 538 | Saturday October 29, 2016 - 01:25:38
Waan idin wada salaameyaa dhamaantiin akhyaarta wax akhrida. Waxaan jeclaan lahaa inaan kaga hadlo qormadaydan Wasiir Wasaaradda Warfaafin & Wacayi Galinta JSL Cadaani oo ku Tilmaamey XIRSI inuu yahay waxbayahee .

Read More »

WAXQABADKII TALIYAHA CIIDAMADA BOLIISKA SOMALILAND SAREEYE GUUTO C/LAAHI FADAL IIMAN.

0 Visits: 418 | Sunday October 23, 2016 - 16:00:13
Sanadihii u dambeeyey waxa si cad u muuqday Isbadal balaadhan ee ku yimid Ciidanka Booliska soomaliland iyada oo ay Xukuumada madaxweyne Axmed maxamed maxamuud siilayo tayadoodaa ay si aad ah kor ugu qaaday.

Read More »

Ma Gudoomiye Sharmaake Geelle oo kale????

0 Visits: 463 | Friday October 21, 2016 - 20:40:14
Da,aahaan maba wayna mana sii yara oo dhalintaa hada uun dedaalka iyo daacadnimada ku hanaqaaday,hadana dhiiranantiisa iyo dhabar adaygiisa geesinimadu weheliso waxabad modaysaa nin tan siyaad soo shaqaynayay.

Read More »

Daawo:Aqoonyahan Jaamac Jiir Oo Dhaliilo Culus Dusha Kaga Tuuray Garabkii Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE Ee WADDANI Ku Biiray.

0 Visits: 285 | Monday October 17, 2016 - 08:24:51
Hargeysa(HGN)Aqoonyahan Jaamac Jiir Ayaa Dhaliilo Culus Dusha Kaga Tuuray Garabkii Isbahaysiga Xisbiga KULMIYE Ee WADDANI Ku Biiray.

Read More »

SILSILADDII XAYDHA (HORMADII 3AAD)

0 Visits: 331 | Monday October 17, 2016 - 01:56:52
Mugga sow silsiladdii halkaa haka socoto maaha, sow nin waliba tarkii haka gar-naqo maaha, oo weliba gabay hasoo adeegsado maaha. Sidaynu soo aragnay ninkii ugu horreeyey ee arrinka xaydha ka garnaqay

Read More »

Muuse Biixi Oo Dalbaday Xil Ka Qaadista Mid Kamida Wasiiradda Ugu Awooda Badan Xukumada Siilaanyo .

0 Visits: 1988 | Thursday October 13, 2016 - 19:15:42
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE ahna murashaxa madaxweynaha ee xisbigaasi ayaa madaxweyne Siilaanyo ka codsaday inuu xilka ka qaado qaar kamid ah golaha Wasiiradda Somaliland ee xukumada Siilaanyo.

Read More »

Waa Kuma 'Hadraawi'? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen

0 Visits: 359 | Monday September 19, 2016 - 23:10:50
Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay.

Read More »

Abwaan Maxamuud M. Yaasiin "Dheeg": Hogol Mar Qudha Curatay, Manfaceeduse waaray Cabdirisaaq Salaan

0 Visits: 353 | Monday September 19, 2016 - 23:08:30
Inan yahay diraaciyo Dirir hooray kala wacan Adoo doog arkaayana Lama dago abaaraha

Read More »

Faallo: Shirkii Urur Goboleedka IGAD Ee Muqdisho Iyo Dooda Ka Taagan Qodobka Koobaad Cabdilaahi Axmed Caarshe

0 Visits: 231 | Monday September 19, 2016 - 23:06:07
Maalintii salaasada ayay ahayd markii shirkii 28aad ee urur goboleedka bariga afrika ee loo soo gaabiyo Governmental Authority on Development {IGAD}, uu ka furmay magaalada muqdisho kuna soo dhammaaday isla saacad gudeheed.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo: Xeer Iyo Xal Iyama Ayuu ku Go'aan Qaatay Cumar M. Faarax

0 Visits: 236 | Monday September 19, 2016 - 23:01:56
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Sabtidii todobaadkan go'aan ka gaadhay caqabadaha hor yaalla doorashooyinka madaxtooyadda iyo wakiiladda

Read More »

Hadaba Yaa Ku Abtirsanaya Qaranka Somaliland? Iid Xasan Aw Muuse

0 Visits: 301 | Monday September 19, 2016 - 22:55:36
Qoraalkaygani waa qaylo dhaan ku socda inta fikirta ee in uun wax fahmaysa ee umadda reer Somaliland ka mid ah. Waa mid aan ku tusaalaynayo tubta qarankani cagta saaray ee u horseedi karta in uu curdin dhadho oo uu dib u saqiiro eebe kama yeele.

Read More »