Maqaallo

Abwaan Maxamuud M. Yaasiin "Dheeg": Hogol Mar Qudha Curatay, Manfaceeduse waaray Cabdirisaaq Salaan

0 Visits: 615 | Monday September 19, 2016 - 23:08:30
Inan yahay diraaciyo Dirir hooray kala wacan Adoo doog arkaayana Lama dago abaaraha

Read More »

Faallo: Shirkii Urur Goboleedka IGAD Ee Muqdisho Iyo Dooda Ka Taagan Qodobka Koobaad Cabdilaahi Axmed Caarshe

0 Visits: 421 | Monday September 19, 2016 - 23:06:07
Maalintii salaasada ayay ahayd markii shirkii 28aad ee urur goboleedka bariga afrika ee loo soo gaabiyo Governmental Authority on Development {IGAD}, uu ka furmay magaalada muqdisho kuna soo dhammaaday isla saacad gudeheed.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo: Xeer Iyo Xal Iyama Ayuu ku Go'aan Qaatay Cumar M. Faarax

0 Visits: 424 | Monday September 19, 2016 - 23:01:56
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Sabtidii todobaadkan go'aan ka gaadhay caqabadaha hor yaalla doorashooyinka madaxtooyadda iyo wakiiladda

Read More »

Hadaba Yaa Ku Abtirsanaya Qaranka Somaliland? Iid Xasan Aw Muuse

0 Visits: 482 | Monday September 19, 2016 - 22:55:36
Qoraalkaygani waa qaylo dhaan ku socda inta fikirta ee in uun wax fahmaysa ee umadda reer Somaliland ka mid ah. Waa mid aan ku tusaalaynayo tubta qarankani cagta saaray ee u horseedi karta in uu curdin dhadho oo uu dib u saqiiro eebe kama yeele.

Read More »

Halbeega Himilada Macallinka Somaliland Khaalid Foodhaadhi

0 Visits: 441 | Monday September 19, 2016 - 22:52:58
Kaddib markii Jamhuuriyadda Somaliland ay ka go'day dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya waxa dalka soo maray marxalado kala duwan, kuwaasi oo ay ugu darnayd dagaalladii Sokeeye ee dalka ka dhacay

Read More »

Kaftanka Siyaasada , Mucaaridnimo Ma Sahlana W.Q Axmed Nuur Gurjuuje

0 Visits: 565 | Monday September 19, 2016 - 22:50:56
Haddii Dawladnimadu noqon lahayd baabuur qurux badan , oo dareewal uu ka yahay qofkii dadkii laha u dhiibteen , mucaaridnimaduna waa Taraafiga wadada iyo nidaamka ku ilaaliya wadaha baabuurka

Read More »

"ka xorooba qaadka"

0 Visits: 418 | Thursday September 08, 2016 - 23:06:56
Maansadan waxa curiyey oo ay maskaxdiisa ka soo maaxatay abwaan Cabdinaasir Cabdi Yaasin ( saacid)

Read More »

Taariikh Kooban Oo Ku Saabsan Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Duulista Farxaan Haybe W/Q: Cabdiwahaab Tooxyare.

0 Visits: 365 | Tuesday August 16, 2016 - 12:11:18
Bismillah,waxaan Qalinka u qaatayinaan ka hadlo Taariikh ama Maqaal kooban oo ka waramaya Wasiirka Cusub ee Wasaarada Duulista oo farxaan Farxaan haybe wasaaradaas loo magacaabay inaan waxyar ka idhaahdo

Read More »

DACWADDA AGAASIMIHII GUUD EE WASAARADDA WAXBARASHADDA EE SHAQADDA LAGA JOOJIYAY OO HORTAALA MADAXWAYNAHA QARANKA, IYO CIDA LA HADAL-HAYO EE UGU DHAW IN LOO MAGACAABO XILKAA AGAASIMAHA GUUD EE WAXBARASHADDA

0 Visits: 368 | Sunday August 14, 2016 - 11:53:50
Sida aan ka war-hayno waxa maalmahanba baraha bulshadu ka wada xidhiidho iyo saaxafadda maxaliga ah iyo ta dawladaba ku soo baxaayay warar is-daba joogga oo ku saabsan khilaaf culus oo kala irdheeyay wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo racliinta sare mr A/laahi ibraahin habbane iyo Agaasimihiisa guud…

Read More »

Baaq Nabadeed Oo Ku Socda Beelaah Ku Dagaalamaaya Degaanka Dharkayn Geeye. Bay Maxamed Aadan Dubad.

0 Visits: 399 | Thursday June 30, 2016 - 06:01:28
Waxaan Baaq Nabadeed u Dirayaa Beelaha Walaalaha ah ee Dirirtu ku Dhex Martay Deegaanka Dharkeenyo oo ka Tirsan Gobolka Sool. Halkaas oo Dagaal Soo Noqnoqday uu sababay Khasaare Badan oo Dhimasho iyo Dhaawacbe leh.

Read More »

Gumaysigii Ingiriiska Iyo Gumaysigii Faqashta Keebaa Xumaa?.

0 Visits: 449 | Tuesday June 28, 2016 - 00:42:24
Inaga oo bishii Ramadan ku jirna ,waxaan Ilaahay ka baryayaa marka ugu horeysa inuu inankeenii Mukhtaar Nuux Ibraahim xoriyadiisii si deg deg ah ugu soo celiyo.

Read More »

Live U Daawo Xaflada Xisbiga KULMIYE Kusoo Dhoweynaayo Professor Axmed Ismaaciil Samatar Oo Hadda Borame Ka Socota.

0 Visits: 458 | Tuesday June 14, 2016 - 14:28:32
Borame(HGN)Halkan Toos Uga Daawo Xaflada lagu soo dhoweynaayo Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo hadda socota.

Read More »

Ma Isbahaysiga Waalan Mise Cadanbaa Laga Heesayaa?.

0 Visits: 391 | Saturday June 04, 2016 - 09:19:33
Maalmahan waxa la hadal hayaa go'aamadii uu soo saaray Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ee uu xilka kaga saaray rag isbahaysiga sheegta,kuwaas oo xisbigoodii horena nacay kana foof tegey.

Read More »

Ma Gees oo kale! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

0 Visits: 591 | Saturday May 07, 2016 - 12:50:13
Ma dhawayn wakhtigaan bartay oo waxa I baray qalinkiisa. Ma dhawayn wakhtiga aan warbaahinta ka maqli jiray magaciisa. Dhawr iyo toban sanno ka hor, haddaanay labaatan sanno ahayn

Read More »

Arsaaqda Iyo Amnigu Waa Laba Ilaah Isku Ladhay Sheekh Maxamed X. Maxamuud Xiiray.

0 Visits: 660 | Saturday May 07, 2016 - 12:46:13
Marka cadaalad laga yimaado nolosha dadka iyo dhulku waxa ay ku tiirsan yihiin laba arin oo muhiim ah

Read More »

Nuxurka Kulankii Da'yarta iyo Dirane Eng Maxamed Xaashi Hibo Ciise Maxamed

0 Visits: 599 | Saturday May 07, 2016 - 12:43:59
Madax-weyne maaha, musharaxna maaha, wasiir iyo wax kalena hadalkiisa daa

Read More »

Abaartii Aynu Ogeyn, Eedaadkii Ka Danbeeyay Iyo Biyahaa Baylahda Ah Hibo Ciise Maxamed (basbaaso)

0 Visits: 376 | Saturday May 07, 2016 - 12:38:17
Abaartu waa masiibo dabiiciya Illahey ayaana inooga gargaari kara, waa imtixaanada aduunka lays mariyo ee Ilma Aadan lagu eegayo mid kamid ah kaligeed maaha ee waxey wadataa oo hoos yimaada masiibooyin kale sida gaajo, haraad, kuleyl iyo mararka qaar cuduro.

Read More »

Silsiladdii Xaydha Qalinkii: Shaafici Qaasim Nuur

0 Visits: 2312 | Saturday May 07, 2016 - 12:34:41
Soomaalidu waa ummad suugaanta quudata, gabayga iyo gabyaaguna waxay noloshooda kaga jireen meel sare. Raggii ay Soomaalidii hore qaddarin jirteyna waxa ka mid ahaa wadaadka diinta yaqaan

Read More »

Xal La,aanta Abaarta Xilimaan Ka Baxaynaa?

0 Visits: 452 | Tuesday May 03, 2016 - 02:11:23
Bulsho waynta reer Somaliland miyi iyo magaalaba waxa ay sanadba sanadka uu ka dambeeyo la daalaa dhacayaan oo ku soo noq noqta abaaro ba,an oo dhulka dhigta dad iyo duunyaba

Read More »