Wararka

Daawo:Suldaan Kamida Salaadiinta Somaliland Oo Wasiirka Madaxtooyada Ku Tilmaamay Masuul Ay Biyo Dhigtay Beeni.

0 Visits: 379 | Tuesday August 16, 2016 - 14:32:53
Hargeysa(HGN)Suldaan Kamida Salaadiinta Somaliland Ayaa Wasiirka Madaxtooyada Ku Tilmaamay Masuul Ay Biyo Dhigtay Beeni.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Magcaabay Xilal Cusub.

0 Visits: 399 | Tuesday August 16, 2016 - 13:29:58
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa goor dhoweyd magcaabay xilal cusub oo uu kusoo kordhiyey xisbigaasi WADDANI.

Read More »

Dawlad Degaanka Somalida Ethiopia Iyo Somaliland Oo Kulan Fooda Isku Daraaya Degaanka Xaaji Saalax Ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 482 | Tuesday August 16, 2016 - 12:57:54
Burco(HGN)xukumada Somaliland iyo maamulka degaanka Somalida Ethiopia ayaa la filayaa inuu maanta shir uga furmo degmada Xaaji Saalax ee gobolka Togdheer.

Read More »

Ramaax Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Isku Shaadhayntii Madaxweynaha Ee Sool Gaysay

0 Visits: 390 | Tuesday August 16, 2016 - 12:06:46
Hargeysa(HGN)Badhasaabkii hore ee Gobalkii Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, oo hadda Madaxweynuhu u magacaabay Badhasaabka Gobalka Sool, ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in loo magacaabo oo Guddoomiye looga dhigo Gobalka Sool

Read More »

Daawo:Fanaanada Nasteexo Indho Oo Ka Hadashay Dhacdadii Ka Qabsatay Hargeysa Iyo Showgii Laga Joojiyey.

0 Visits: 492 | Tuesday August 16, 2016 - 02:13:55
Dubai(HGN)Fanaanada Nasteexo Indho Ayaa Ka Hadashay Dhacdadii Ka Qabsatay Hargeysa Iyo Showgii Laga Joojiyey.

Read More »

Sawiro:Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Shacabka Hargeysa Markeliyaata Ku Dhex Arkeen Bas Kuwa Shacabku Raacaan Isagoo La Socda.

0 Visits: 733 | Tuesday August 16, 2016 - 01:50:30
Hargeysa(HGN)Murashax Jamaal Cali Xuseen Ayaa Shacabka Hargeysa Markeliyaata Ku Dhex Arkeen Bas Kuwa Shacabku Raacaan Isagoo La Socda.

Read More »

Daawo:Dablay Hubaysan Oo Maanta Meel Laascaanood U Dhow U Galay Shaqaale Wasaaradda Maaliyadda Ka Tirsan.

0 Visits: 755 | Tuesday August 16, 2016 - 01:42:32
Laascaanood(HGN)Dablay Hubaysan Ayaa Maanta Meel Laascaanood U Dhow U Galay Shaqaale Wasaaradda Maaliyadda Ka Tirsan.

Read More »

Daawo:Shacabka Reer Gar'adag Oo Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Xalay Ku Sameeyey Golihiisa Wasiiradda.

0 Visits: 531 | Tuesday August 16, 2016 - 01:26:04
Garadag(HGN)Shacabka Reer Gar'adag Oo Ka Hadlay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Xalay Ku Sameeyey Golihiisa Wasiiradda.

Read More »

Daawo:Magaalada Berbera Oo Ay Ku Shuf Beeleen Meherado Ganacsi ,Iyadoo Cid Bakhtiisa La Waayey.

0 Visits: 499 | Monday August 15, 2016 - 22:56:12
Berbera(HGN)Magaalada Berbera Oo Ay Ku Shuf Beeleen Meherado Ganacsi ,Iyadoo Cid Bakhtiisa La Waayey.

Read More »

Ardayad Ku Hadhay Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Ee Dusgiyada Dhexe Oo Toorey Iska Gelisay Dhuunta & Agaasimaha Cisbitaalka Ceerigaabo Oo Ka Warramay Xaaladdeeda Caafimaad

0 Visits: 543 | Monday August 15, 2016 - 18:40:53
Ceerigaabo(HGN)Ardayad ka mid ahayd Ardaydii u fadhiistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee 2015-2016-ka, ayaa Nafteeda halis gelisay, ka dib markii ay ogaatay inay ka mid noqotay Ardayda ku hadhay Imtixaankaasi.

Read More »

Daawo:"Buundadan Uraysa Ee Ay Xalay Furtay Dawladan Habarjeclo Ayaan......".Mujaahid Ooto Biixi.

0 Visits: 1025 | Monday August 15, 2016 - 18:26:26
Hargeysa(HGN)Mujaahid Ooto Biixi Oo Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Ayaa Hab Qabyaaladaysan Uga Hadlay Isku Shaandhayntii Madaxweyne Siilaanyo Sameeyey Xalay.

Read More »

Daawo:Mujaahid Cali Guray Oo Soo Dhoweeyey Xubno Kamida Wasiiraddii Xalay La Magcaabay.

0 Visits: 512 | Monday August 15, 2016 - 18:19:31
Hargeya(HGN)Mujaahid Cali Guray Ayaa Soo Dhoweeyey Xubno Kamida Wasiiraddii Xalay La Magcaabay.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Maanta Xafiis Ka Furay Xaafada 150 Ka.

0 Visits: 338 | Monday August 15, 2016 - 18:08:40
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Ayaa Maanta Xafiis Ka Furay Xaafada 150 Ka.

Read More »

Daawo:Mid Kamida Tiirarka Ugu Adag Khaatumo Oo Ka Hadlay Wadahadalada Somaliland Iyo Khaatumo Iyo Sababta Keentay.

0 Visits: 465 | Monday August 15, 2016 - 17:08:13
Buuhoodle(HGN):Mid Kamida Tiirarka Ugu Adag Khaatumo Ayaa Ka Hadlay Wadahadalada Somaliland Iyo Khaatumo Iyo Sababta Keentay.

Read More »

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Xubno Cusub Magcaabay Maanta.

0 Visits: 393 | Monday August 15, 2016 - 16:44:07
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa magcaabay xubno qaban doona xilka Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga WADDANI iyo xubno kale oo ku lamaan isla jagadaasi.

Read More »

Daawo:Hay'adda IOM Iyo Wasaaradda Dib U Dejinta Somaliland Oo Heshiis Kala Saxeexday.

0 Visits: 315 | Monday August 15, 2016 - 16:01:06
Hargeysa(HGN)Hay'adda IOM Iyo Wasaaradda Dib U Dejinta Somaliland Ayaa Heshiis Kala Saxeexday.

Read More »

Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Aflagaado Kula Kacay Mujaahidiintii SNM ,Sheegayna Inuu Laba Nin Ka Yaqaaney SNM-ba.

0 Visits: 595 | Monday August 15, 2016 - 15:53:17
Hargeysa(HGN)Cali Khaliif Galaydh Ayaa Aflagaado Kula Kacay Mujaahidiintii SNM ,Sheegayna Inuu Laba Nin Ka Yaqaaney SNM-ba.

Read More »

Qaar Kamid Ah Caruurtii Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Cabasho Soo Gaadhsiiyey Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukumadiisa.

0 Visits: 576 | Monday August 15, 2016 - 15:44:59
Hargeysa(HGN)Cali Maxamed Xaaji Ibraahim oo ah curadka carruurtii uu ka tagay Madaxweynihii geeriyooday ee Somaliland, Marxuum-Maxamed Ibraahim Cigaal, ayaa dawladda Hoose ee magaalo xeebeeda Berbera

Read More »

Daawo:Xubin KULMIYE Kamid Ah Oo Sheegay In Faratoon Loo Magcaabay Sidii Uu U Soo Qaban Lahaa Raggu Sheegay Inay Xasuuq Geysteen.

0 Visits: 894 | Monday August 15, 2016 - 15:20:17
Hargeysa(HGN)Xubin KULMIYE Kamid Ah Ayaa Sheegay In Faratoon Loo Magcaabay Sidii Uu U Soo Qaban Lahaa Raggu Sheegay Inay Xasuuq Geysteen.

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Oo Ka Hadlay Wadahadaladay La Gelayaan Somaliland.

0 Visits: 426 | Monday August 15, 2016 - 14:15:39
Buuhoodle(HGN)Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo Ayaa Ka Hadlay Wadahadaladay La Gelayaan Somaliland.

Read More »