Wararka

Wargeyska Indian Ocean Oo Baahiyay In Dawladda Masar Isku Dhufan Gaadhay Dawladaha Somaliland Iyo Itoobiya

0 Visits: 219 | Saturday April 23, 2016 - 16:54:26
Washington(HGN)Wargeyska Indian Ocean ayaa cadadkiisii u dambeeyay qoray in dawladda Masar isku dhufan gaadhay labada dawladood ee Somaliland iyo Itoobiya

Read More »

Madaxweynaha Somaliya Iyo Ra'isal Wasaarihiisa Oo Isku Khilaafay Wadahadalada Somaliya Iyo Somaliland U Furmay.

0 Visits: 162 | Saturday April 23, 2016 - 16:49:06
Muqdisho(HGM)Raysalwasaaraha dawladda Somaliya Cumar Cabdirashiid, ayaa ka soo horjeeda wada hadalada dawladda Turkigu dhexdhexaadinayso ee u dhexeeya Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

Daawo:Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Si Adag Uga Hadlay Tahriibka Dalka Ka Socda.

0 Visits: 171 | Saturday April 23, 2016 - 16:04:51
Hargeysa(HGN)Murashaxa madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadlay tahriibka dalka naafeeyey.

Read More »

Daawo:Degaanka Gar'adag Oo Laga Dayrinaayo Abaarta Ka Taagan.

0 Visits: 188 | Saturday April 23, 2016 - 15:57:02
Gar'adag(HGN)Deganka degmada Gar'adag ku xeeran ayaa laga soo sheegayaa abaaro baahsan,kuwaas oo qarka usaaran inay dadka noloshooda galaaftaan.

Read More »

Daawo:Dhalinyaradda Somaliland Oo Si Weyn Uga Soo Horjeestay Ururka SONYO.

0 Visits: 152 | Saturday April 23, 2016 - 15:50:26
Hargeysa(HGN)Dhalinyaradda magaalada Hargeysa ayaa si weyn uga horyimid ururka SONYO oo noqday urur ku macaasha magaca dhalinyaradda.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Berbera Ku Sugan Booqashona Ku Tegey Mid Kamida Masaajidada Ugu Qadiimsan Magaalada.

0 Visits: 145 | Saturday April 23, 2016 - 15:39:02
Berbera(HGN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa booqasho ku tegey masaajid kamid ah maaajidada ugu qadiimsan magaalada Berbera.

Read More »

"Dhalinyarooy: Waxaan Idin Leeyahay Ha Tahriibina Kulmiye Wuu Inaga Tagayaaye"

0 Visits: 122 | Saturday April 23, 2016 - 15:23:39
Hargeysa(HGN)Cabdirashiid Jaamac Dheri oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, Afhayeenkii Xaqsoorna ahaa ayaa waxa uu sheegay in maamulka Xukuumaddani keenay inay Dhalinyaradii dalku tahriibaan

Read More »

War Deg Deg Ah:Hal Askari Oo Ku Dhintay Iyo Dhaawac Badan Oo Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Banka Qool Caday.War Deg Deg Ah:Hal Askari Oo Ku Dhintay Iyo Dhaawac Badan Oo Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Banka Qool Caday.

0 Visits: 175 | Saturday April 23, 2016 - 15:11:05
Hargeysa(HGN)hal askari ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen dagaal adag oo saaka ka dhacay banka Qool caday oo ku yaala Koonfurta magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxweynenaha Puntland Oo Booqasho Ugu Tegey Dhaawacyadii Ciidamadii Ka Dagaalamay Suuj Oo Addis Ababa Lagu Daweynaayo+Sawiro.

0 Visits: 147 | Saturday April 23, 2016 - 08:24:56
Addis Ababa(HGN)Madaxweynaha maamulka Puntland ee Somaliya ayaa booqday dhaawacyada askartii ciidamada maamulkiisa kaga dhaawacantay dagaalkii dooxada Suuj ee ay la galeen kooxo Alshabaab ka tirsanaa.

Read More »

Sheekh Aadan Siiro Oo Farta Ku Fiiqay Xafiisyada Magafeyaasha Caruurta Tahriibiya.

0 Visits: 170 | Saturday April 23, 2016 - 08:20:16
Hargeysa(HGN)Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Dhallinyarada reer Somaliland ee Badaha ku dhimanaya markay Dalka Ka Tahriibaan, isagoo ku taliyey in wax laga qabto Dadka Mukhallasiinta ah ee ka shaqeysta Tahriibinta Dhallinyarada.

Read More »

Banka Qool Caday Oo Xaaladiisu Adkaatay Iyo Xukumada Oo Awood Ciidan Doonaysa Inay Ku Muquuniso.

0 Visits: 139 | Saturday April 23, 2016 - 01:23:36
Hargeysa(HGN)Banka Qool Caday ayaa xiisad adagi ka taagan tahay,iyada oo la filaayey in dhowaan la geeyo halkaasi Riig loogu talo galay in lagu qoddo ceelasha laga samayn doono bankaasi oo uu guddida Sahan Barwaaqo wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland.

Read More »

Muuse Biixi Iyo Samaale Oo Markii Ugu Horeysay Isa Soo Horfadhiistay Iyo Qodobaday Ku Heshiiyeen.

0 Visits: 315 | Saturday April 23, 2016 - 00:46:59
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Iyo Wasiirkii hore ee maaliyadda Cabdicasiis Samaale ayaa maanta muddo dheer ka dib kulmay ,iyada oo ay warar hoose oo ay heshay shabakada Halgannews sheegayaan in uu isu keenay mid kamid ah salaadiinta beesha Subeer

Read More »

Daawo:Dhagaxbuur Oo Uu Shir Ugu Soo Gebo Geboobay Somaliland Iyo Ethiopia Iyo Waxyaalaha Lagaga Hadlay.

0 Visits: 172 | Friday April 22, 2016 - 20:02:37
Burco(HGN)Waxa magaalada Dhagax buur ee ismaamulka Somalida Ethiopia kusoo gebo geboobay shir halkaasi uga socday Somaliland goboladeeda qaar kamid ah iyo sidoo kalena dawlad degaanka Somalida Ethiopia.

Read More »

Wasiiro Ka Socday Xukumada Somaliland Iyo Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ingiriiska Kaga Qayb Galay Xaflada Dhalashada Boqoradda Ingiriiska.

0 Visits: 192 | Friday April 22, 2016 - 18:23:27
Hargeysa(HGN)Wefti sare oo ka socda dawladda Somaliland, ayaa ka qaybgalay dabaaldega caalamiga ee loo sameeyey sagaashan guurada ka soo wareegtay dhalashada boqorada dalka ingiriiska,Queen Elizabeth II.

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Wasiir Ku Xigeenka Qorshaynta Qaranka U Dirtay Dalka Giriiga Si Uu Uga Qaybgalo Arrimo La Xidhiidha Doonidii Ku Qarraqantay Badda Masar Iyo Giriiga u Dhaxaysa

0 Visits: 175 | Friday April 22, 2016 - 18:17:22
Hargeysa(HGN)Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Dalka Giriiga u dirtay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Qorshaynta iyo horumarinta Qaranka Somaliland Amb. Kaysar Cabdilaahi

Read More »

Daawo:Qaybo Kamida Dadweynaha Reer Baligubadle Oo Raashin Loo Qaybiyey.

0 Visits: 158 | Friday April 22, 2016 - 17:44:47
Baligubadle(HGN)Dadkii abaaruhu saameeyeen ee gobolka Hawd oo ku sugan magaalada Baligubadle ayaa loo qaybiyey raashin la gaadhsiiyey.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Tartan Ciyaareed Baroor Diiqa U Qabtay Dhalinyaraddii Badda Ku Dhimatay Dartood.

0 Visits: 180 | Friday April 22, 2016 - 17:28:51
Hargeysa(HGN)Xisbiga WADDANI ayaa tartan ciyaareed u qabtay kooxo kamid ah kooxaha kubada cagta ee magaalada Hargeysa,kaas oo ay sheegeen inay ugu baroor diiqayaan dhalinyaraddii badda ku dhimatay.

Read More »

Daawo:Oday Dhaqameed Ka Dayriyey Xaalada Banka Qool Caday Oo Khilaaf Ba'ani Ka Taagan Yahay.

0 Visits: 194 | Friday April 22, 2016 - 17:16:42
Hargeysa(HGN)Oday dhaqameed kala duwan ayaa ka hadlay xaalada Banka Qool Caday oo uu khilaaf ba'ani ka taagan yahay.

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Uu U Qariyo Ceebta Dul Hoganaysa Wadooyinka Fashilmay Ee Dalka Maanta Socdaal Ku Tegey Ceerigaabo.

0 Visits: 300 | Friday April 22, 2016 - 17:07:05
Ceerigaabo(HGN)Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa maanta socdaal ku tegey Ceerigaabo,taas oo ka dambaysay markii ay fashilaadii kasoo foodsaartay wadooyinka dalka oo hakad Galay intii uu joogay.

Read More »

Daawo:Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xaalada Dalka Ku Saabsan.

0 Visits: 287 | Friday April 22, 2016 - 16:51:50
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyada ayaa maanta waraysi uu bixiyey kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada dalka ee maanta iyo tahriibka dhalinyaradda.

Read More »