Maqaallo

Live U Daawo Xaflada Xisbiga KULMIYE Kusoo Dhoweynaayo Professor Axmed Ismaaciil Samatar Oo Hadda Borame Ka Socota.

0 Visits: 510 | Tuesday June 14, 2016 - 14:28:32
Borame(HGN)Halkan Toos Uga Daawo Xaflada lagu soo dhoweynaayo Professor Axmed Ismaaciil Samatar oo hadda socota.

Read More »

Ma Isbahaysiga Waalan Mise Cadanbaa Laga Heesayaa?.

0 Visits: 446 | Saturday June 04, 2016 - 09:19:33
Maalmahan waxa la hadal hayaa go'aamadii uu soo saaray Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Mujaahid Muuse Biixi Cabdi ee uu xilka kaga saaray rag isbahaysiga sheegta,kuwaas oo xisbigoodii horena nacay kana foof tegey.

Read More »

Ma Gees oo kale! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

0 Visits: 674 | Saturday May 07, 2016 - 12:50:13
Ma dhawayn wakhtigaan bartay oo waxa I baray qalinkiisa. Ma dhawayn wakhtiga aan warbaahinta ka maqli jiray magaciisa. Dhawr iyo toban sanno ka hor, haddaanay labaatan sanno ahayn

Read More »

Arsaaqda Iyo Amnigu Waa Laba Ilaah Isku Ladhay Sheekh Maxamed X. Maxamuud Xiiray.

0 Visits: 750 | Saturday May 07, 2016 - 12:46:13
Marka cadaalad laga yimaado nolosha dadka iyo dhulku waxa ay ku tiirsan yihiin laba arin oo muhiim ah

Read More »

Nuxurka Kulankii Da'yarta iyo Dirane Eng Maxamed Xaashi Hibo Ciise Maxamed

0 Visits: 667 | Saturday May 07, 2016 - 12:43:59
Madax-weyne maaha, musharaxna maaha, wasiir iyo wax kalena hadalkiisa daa

Read More »

Abaartii Aynu Ogeyn, Eedaadkii Ka Danbeeyay Iyo Biyahaa Baylahda Ah Hibo Ciise Maxamed (basbaaso)

0 Visits: 433 | Saturday May 07, 2016 - 12:38:17
Abaartu waa masiibo dabiiciya Illahey ayaana inooga gargaari kara, waa imtixaanada aduunka lays mariyo ee Ilma Aadan lagu eegayo mid kamid ah kaligeed maaha ee waxey wadataa oo hoos yimaada masiibooyin kale sida gaajo, haraad, kuleyl iyo mararka qaar cuduro.

Read More »

Silsiladdii Xaydha Qalinkii: Shaafici Qaasim Nuur

0 Visits: 2612 | Saturday May 07, 2016 - 12:34:41
Soomaalidu waa ummad suugaanta quudata, gabayga iyo gabyaaguna waxay noloshooda kaga jireen meel sare. Raggii ay Soomaalidii hore qaddarin jirteyna waxa ka mid ahaa wadaadka diinta yaqaan

Read More »

Xal La,aanta Abaarta Xilimaan Ka Baxaynaa?

0 Visits: 535 | Tuesday May 03, 2016 - 02:11:23
Bulsho waynta reer Somaliland miyi iyo magaalaba waxa ay sanadba sanadka uu ka dambeeyo la daalaa dhacayaan oo ku soo noq noqta abaaro ba,an oo dhulka dhigta dad iyo duunyaba

Read More »

Oohin Iyo Murugo-W/Q: Garyaqaan Jamaal Axmed Ducaale

0 Visits: 561 | Wednesday April 20, 2016 - 19:19:28
Innaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.Ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo, godkana ha u nuuro dhamaantood isaaga wayn oo waaxidee.

Read More »

Haddii Garsoor Caddaalad Ah La Helo Somaliland Ictiraaf Kale Umay Baahateen- Qalinkii Abwaan: Rashid Xaji Ibrahim Naleye

0 Visits: 386 | Wednesday April 20, 2016 - 19:18:02
Somaliland inta ay ku daalantahay baadi doonka Citiraaf Caalamiya waxaa u haboon inay horta ku dedaasho abuurista Garsoor cadaalad ku dhisan. Waxaanan leeyahay:

Read More »

Guddoomiyaha KULMIYE Laantiisa Cardiff Ee Great Britain Mahdi Ibrahim Xasan-Dalab Oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeday Dhalinyaradii Ku Geeriyootay Baddaha Middetreanian-ka

0 Visits: 345 | Wednesday April 20, 2016 - 19:14:44
Aniga oo ku hadlaya magaca xisbiga Kulmiye laantiisa Cardiff ee cariga Ingiriiska, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan dadka reer Somaliland.

Read More »

Sirtu Waa Rajadda Iyo Mustaqbalka Garyaqaan Axmed Nuur Guruje

0 Visits: 457 | Wednesday April 20, 2016 - 19:12:40
Haddii dadku ina arkaan , inaggoo baabuur cusub kala badalayna , guryo qurxoona dhisanay , dadku ina rumaysan maayaan , markaa waa in aynu dadkeena wax la qabnaa , waxoogay masaariifta ah ee aynu qaadanana isku filaysiinaa ''( M I Cigaal )

Read More »

"Ha Tahriibin" Xal Ma Aha: W/Q Saddaam Carab

0 Visits: 461 | Wednesday April 20, 2016 - 19:11:26
Boqollaal dhallinyar ah bay baddu liqday shalay! Waa masiibo wayn, wayn oo aad u wayn. Intaas oo dhallinyaro ah iyo kumannaankii ka horreeyay, gaajo ma ay saarin

Read More »

Sidaynu Uga Faa'iidnaa $2 Million Biyaha Roobka Maalin Walba?Maxamuud Cali Sheekh Maxamed (Walaaleye)

0 Visits: 373 | Wednesday April 20, 2016 - 19:09:55
Ilaahay mahadii, abaaro sababay biyo yaraan/la'aan deegaamada dalka qaarkood, caasimada Hargeysa-na ku jirto oo sannadahii u dambeeyey guud ahaan dalka ka jiray ayey maalmahii u dambeeyey ka baxnay

Read More »

Noloshii Xaaji Ibraahin Askar 1935 -2016 (Xusuus iyo Sheeko)Maxamed Haaruun

0 Visits: 431 | Wednesday April 20, 2016 - 19:04:38
Xaaji Ibraahin Askar Ismaaciil Sahal, oo qudha ka jaray sideetan sanadood, subaxnimadii shalay ahayd, (12 April, 2016), ayaa uu ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Sheffield ee Waqooyiga England.

Read More »

ALLE Ha Laga Baqo Oo Madaxda Qaranka Iyo Dadkaba Yaan Magacooda Laga Been Sheegin W/Q Cabdiraxmaan Saleebaan Maxamed

0 Visits: 378 | Wednesday April 20, 2016 - 19:00:59
Waa dambi oo Diinteena suuban ee Islaamku raali kama in qofka bilaa'adanka ah in lagu xad gudbo cirdigiisa iyo sharaftiisa, waana gef in sumcadiisa, karaamadiisa iyo sharaftiisa laga been abuurto

Read More »

Masar Oo Sheegtay In Soomaaliya Ay Dhul Ka Kiraysatay Iyo Xidhiidh Ganacsi Oo Ay La Bilaabayso

0 Visits: 612 | Wednesday April 20, 2016 - 18:31:44
Hargeysa(HGN)Haweenayda wasaaradda Ganacsiga iyo warshadaha dalka Masar u qaabilsan ganacsiga Soomaaliya, Marwo Maasiyah Rufaac ayaa shalay shaaca ka qaadday in wasaaraddeedu ay toddobaadkii hore wafti ballaadhan u dirtay Soomaaliya

Read More »

Qaramada Midoobey Oo Ka Digtay Nafaqo Darrada Carruurta Somaliland Ee Deegaannadii Abaaruhu Ka Dhaceen

0 Visits: 562 | Wednesday April 20, 2016 - 18:28:44
Hargeysa(HGN)Warbixin uu Geeska Afrika ka soo xigtay wakaaladda Reuters ayaa ay haayadda badbaadada Carruurta ee Save the children ay ku sheegtay in xaaladda nafaqo darro ee carruurta Somaliland ay si aad ah kor ugu sii kacayso

Read More »