Wararka

Qaybta Labaad Ee Heshiiska Dekedda Berbera Oo Uu Geeska Afrika Soo Turjumay

0 Visits: 443 | Friday May 27, 2016 - 16:27:27
Hargeysa(HGN)Waa qaybtii labaad ee warbixintii uu wargeyska Geeska Afrika ka soo ururiyey shuruudaha iyo xakamayaasha sharci ee ku xusan heshiiska horudhaca ah ee maamulista dekedda Berbera ay Somaliland kula gashay Imaaraadka Carabta.

Read More »

Daawo:Somaliland Oo Kamid Noqotay Dalalka Ka Qayb Gelaaya Koobka Dalalka An La Aqoonsan Ee Ka Furmaaya Abkhazia.

0 Visits: 282 | Friday May 27, 2016 - 16:06:29
Abkhazia(HGN)Koox ciyaartoy ah oo ka socota Somaliland ayaa gaadhey wadanka Ruushka ,gaar ahaana dalka Abkhazia,iyada oo la filaayo inuu halkaasi ka furmo koobka dalalka aan la aqoonsanayn ay iskaga hor iman doonaan.

Read More »

Daawo:Maxaad Ka Og Tahay Sababaha Sababi Kara Qaraxa Dagaalka Saddexaad Ee Adduunka?

0 Visits: 437 | Friday May 27, 2016 - 01:49:37
Hargeysa(HGN)Waxa markii ugu horeysay Barnaamij Xiiso leh laga diyaariyey waxyaalaha ay suurtogalka tahay inay sababaan dagaalka Saddexaad ee adduunka oo qarxa.

Read More »

Daawo:Caruur Somali Ah Oo Isku Dhegsan Oo La Gaadhsiiyey Maraykanka Si Loogu Sameeyo Qaliin.

0 Visits: 614 | Friday May 27, 2016 - 01:40:25
Boston(HGN)Caruur Somali ah oo isku dhegsan ayaa la gaadhsiiyey wadanka Maraykanka,gaar ahaana magaalada Boston,iyada oo ay jaaliyadda Somaliyeed ee halkaasi ku nooli doonayaan in ay ka caawiyaan dhinaca qaliinka.

Read More »

Daawo:Muqaal Naxdin Leh Oo Laga Soo Duubay Doon Muhaajiriin Siday Oo Ku Degtay Badda Libya Iyo Talyaaniga U Dhaxaysa.

0 Visits: 441 | Friday May 27, 2016 - 01:01:50
Tripoli(HGN)Waxa muqaal laga soo duubay dad muhaariin ah oo ay dooni kula degtay badda u dhaxaysa Libya iyo Talyaaniga,kuwaas oo aan ilaa hadda la shaacin wadamaday u dhasheen.

Read More »

Warsaxaafadeed:Maamulka Puntland Oo Ka Hadlay Doorashooyinka Somaliya Iyo Habka Loo Raacaayo Mustaqbalka.

0 Visits: 235 | Friday May 27, 2016 - 00:21:00
Garoowe(HGN)Maamul goboleedka Somaliya ee Puntland ayaa ka hadlay habka iyo hanaanka loogu talo galay inay u dhacdo doorashada Somaliya oo la filaayo inay dhowaan qabsoonto.

Read More »

Radio Halgan:Shirkii Isimada Somaliyeed Ee Ka Socday Magaalada Qardho Oo Lasoo Gunaanaday Lagana Soo Saaray Warmurtiyeed.

0 Visits: 225 | Friday May 27, 2016 - 00:12:55
Qardho(Radio Halgan)Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa ka hadlay qoddobadii kasoo baxay shirkii isimada Somaliyeed uga socday magaalada Qardho ee Puntland.

Read More »

Radio Halgan:Madaxweynaha Somaliya Oo Ka Hadlay Cida Ka Dambeysay Go'aanku Dhowaan Doorashooyinka Ka Gaadhey.

0 Visits: 387 | Friday May 27, 2016 - 00:05:15
Mogadisho(Radio Halgan)Madaxweynaha Somaliya ayaa ka hadlay cidii ka dambaysay go'aankii uu dhowaan ka qaatay doorashooyinka Somaliya la filaayo inay ka dhacaan .

Read More »

Daawo:Maxay Saddexda Guddoomiye Ee Xisbiyadda Qaranku Ka Qabaan Xusaska Maalmaha Xornimada Somaliland Ee 18 May Iyo 26 June?.

0 Visits: 404 | Thursday May 26, 2016 - 19:35:08
Hargeysa(HGN)Saddexda guddoomiye ee xisbiyada Somaliland ayaa noqday qaar ku kala duwan afkaarta maalinta xuska xornimada Somaliland.

Read More »

Daawo:Beelaha Ibraahim Sheekh Isxaaq (Sambuur) Oo Suldaan Cusub Maanta Caleema Saaray.

0 Visits: 359 | Thursday May 26, 2016 - 18:59:40
Burco(HGN)Beelaha Ibraahim Sheekh Isxaaq (Sambuur) ayaa maanta degaanka Beer ku caleemo saaray Suldaan cusub oo beelahas hogaamin doona.

Read More »

Daawo:Boqor Buurmadow Oo Si Adag Uga Hadlay Xaaladaha Dalku Maraayo Iyo Khilaafka Golaha Degaanka Burco.

0 Visits: 328 | Thursday May 26, 2016 - 18:07:56
Burco(HGN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow ayaa maanta ka hadlay xaalado badan ,isaga oo khilaafka Golaha degaanka Burco dusha ka saaray xisbiga WADDANI.

Read More »

Daawo:Macalin Turkey Ah Oo Si Cajiiba Hees Somali Ah Uga Qaaday Xafladii Dugsiga Nile Academy Ee Hargeysa.

0 Visits: 471 | Thursday May 26, 2016 - 18:01:23
Hargeysa(HGN)Macalin wax ka dhiga dugsiga Nile Academy ee magaalada Hargeysa oo ah dugsi laga lee yahay wadanka Turkey-ga ayaa si cajiiba u qaaday heesta waxbarashada ee Somalidu caanka ku tahay.

Read More »

Daawo:Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Faarax Cilmi Geedoole Oo Ka Hadlay Heerka Waxbarasho Ee Dalku Maanta Maraayo.

0 Visits: 317 | Thursday May 26, 2016 - 17:55:38
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee waxbarashada Somaliland Professor Faarax Cilmi Geedoole ayaa ka hadlay xaflad balaadhan oo ay ku qalin jebinayeen dufcadii kowaad ee dugsiga Nile Academy.

Read More »

Daawo:Dugsiga Nile Academy Ee Turkey-gu Ku Lee Yahay Hargeysa Oo Ay Ka Qalin Jebiyeen Dufcadii Kowaad Ee Wax Ka Barataa.

0 Visits: 1832 | Thursday May 26, 2016 - 17:51:05
Hargeysa(HGN)Dugsiga Turkey-ga ee ku yaala magaalada Hargeysa oo lagu magcaabo Nile Academy ayay ka qalin jebiyeen ardaydii ugu horeysay ee wax ka barataa.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Xiligay Dalka Ka Bilaabmayaan Iyo Tirada U Fadhiisanaysa.

0 Visits: 315 | Thursday May 26, 2016 - 17:14:13
Hargeysa(HGN)Wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa ku dhawaaqay maanta xiliga ay dalka ka bilaabmayaan imtixaanaadka shahaadiga ahi iyo tirada ardayda ah ee u fadhiisanaysa sannadkan.

Read More »

Daawo:Magaalada Berbera Oo Suxufiyiin Badan Lagu Xidh Xidhay Iyo Saxaafada Hargeysa Ka Hawlgasha Oo Ka Hadashay.

0 Visits: 286 | Thursday May 26, 2016 - 16:17:15
Hargeysa(HGN)Waxa magaalada Berbera lagu xidh xidhay saxafiyiin badan,iyada oo ay arrintaasi ka hadleen warbaahinta ka hawlgasha magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo:Wasaaradda Arrmaha Gudaha Somaliland Oo Maanta Soo Saartay Go'aamo Dhiirigelinaaya Tahriibka,Imaanshaha Ajaanibka.

0 Visits: 701 | Thursday May 26, 2016 - 16:02:51
Hargeysa(HGN)Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in ajaanibka iyo Qurbajoogtu dalka Fiise la'aan kusoo geli karaan.

Read More »

Daawo:Ciidamada Badda Somaliland Oo Soo Bandhigay Qalab Casri Ah Oo Ay Ku Ogaan Karaan Waxyaalaha Badaha Somaliland Maraaya.

0 Visits: 498 | Thursday May 26, 2016 - 15:54:18
Berbera(HGN)Ciidamada Badda Somaliland ayaa saaka magaalada Berbera kusoo bandhigay qalab ay sheegeen in lagu ogaanaayo waxyaalaha maraaya badda Somaliland iyo dhaq dhaqaaqyada maraakiibta isaga gooshaysa.

Read More »

Daawo:Nin Ka Badbaadey Rasaastii Lagu Dilay Askarigii Ilaalinaayey Maayirka Berbera Oo Ka Sheekeeyey Siday Dhacdadaasi U Dhacday Iyo Bilawgeedii.

0 Visits: 419 | Thursday May 26, 2016 - 15:16:52
Berbera(HGN)Mid kamid ah raggii la socday askarigii saaka Berbera lagu dilay oo isna dhaawacyo kasoo gadheen xabadaasi lagu riday askariga ayaa ka sheekeeyey sidii wax u dheceen iyo bilawgii hawlahaasi laysku haysto.

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Sool Oo Kasoo Baqe Cararay Gobolkaas ,Si Cadho Lehna Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasiirka Difaaca Somaliland.

0 Visits: 313 | Thursday May 26, 2016 - 15:11:20
Hargeysa(HGN)Badhasaabka Gobolka Sool Mustafe Shiine ayaa si cadho leh uga jawaabay hadal hore uga soo yeedhay wasiirka Difaaca Somaliland,isaga oo sidoo kalena ka hadlay xaalada gobolka Sool.

Read More »