Wararka

Daawo:Askari Ka Tirsan Ilaalada Maayir Cidin Oo Saaka Berbera Lagu Toogtey Iyo Taliska Ciidamada Booliska Saaxil Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 612 | Thursday May 26, 2016 - 14:30:58
Hargeysa(HGN):Taliyaha ciidamada Booliska ee gobolka Saaxil ayaa goor dhoweyd ka hadlay dilkii saaka ka dhacay magaalada Berbera iyo siday wax u dhaceen.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Saaka Iska Diwaangeliyey Xarunta Khayryada Ee Hargeysa ,Meheraddaha Suuqana Dadka Kula Shaaheeyey.

0 Visits: 290 | Thursday May 26, 2016 - 14:20:03
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha Golaha wakiilada ahna guddoomiyaha xisbiga WADDANI ayaa saaka iska diwaangeliyey xarunta khayryada ee Hargeysa.

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Mareexaan Oo Ku Guulaystay Dhulkii Danta Guud Ee Burco Inuu Gacanta Ku Dhigo Cagafna Geliyey.

0 Visits: 331 | Wednesday May 25, 2016 - 19:34:06
Burco(HGN)Wasaaradda Hawlaha guud ayaa maanta bur burisay guryo ku yaaley suuqa magaalada Burco,halkaas oo la sheegay in suuqyo laga dhisi doono.

Read More »

Daawo:Xisbiga UCID Oo Taageereyaal Tiro Badan Burco Kusoo Dhoweeyey .

0 Visits: 348 | Wednesday May 25, 2016 - 17:18:06
Burco(HGN)Xisbiga UCID ayaa magaalada Burco kusoo dhoweeyey taageereyaal kusoo biiray xisbigaasi.

Read More »

Daawo:Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Salaadiin La Sheegay Inay Muqdisho Gaadheen.

0 Visits: 533 | Wednesday May 25, 2016 - 17:02:53
Hargeysa(HGN)Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay salaadiin reer Somaliland ah oo la sheegay inay Muqdisho tageen.

Read More »

Daawo:Shacabkii Danyarta Ahaa Ee Deganaa Gurigii Somaliland Lagaga Dhawaaqay Ee Burco Oo Dhul Ay Degaan Lagu Wareejiyey.

0 Visits: 388 | Wednesday May 25, 2016 - 16:33:45
Burco(HGN)Badhasaabka gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Qabo ayaa dhul ku wareejiyey qoysaskii danyarta ahaa ee dhex deganaa gurigii ay Somaliland kaga dhawaaqday gooni isu taageeda.

Read More »

Daawo:Muraaqibiinta Ilaalin Doonta Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Somaliland Oo Maanta Loo Kala Diray Gobolada Dalka.

0 Visits: 358 | Wednesday May 25, 2016 - 16:19:27
Hargeysa(HGN)Muraaqibiinta ilaalin doonta imtixaanaadka shahaadiga ah ee Somaliland ayaa loo kala diray maanta gobolada dalka oo ay ka hawl geli doonaan.

Read More »

Daawo:Shirkadda Somtel Oo Barnaamijkeedii Hadal Oo Hel Qaybtiisii Saddexaad Weji Cusub Ku Furtay.

0 Visits: 283 | Wednesday May 25, 2016 - 15:47:45
Hargeysa(HGN)Shirkadda Somtel ayaa saaka daaha ka rogtay wejigii saddexaad ee Barnaamijka hadal oo hel oo hore dalka uga soo socday.

Read More »

Warbaahinta Somaliland Oo Heshay Shuruudaha Somaliland Laga Rabo, Lacagta Sannadkii La Siinayo, Saamiga Ay Dakhliga Ku Yeelanayso Iyo Mustaqbalka Shaqaalaha.

0 Visits: 510 | Wednesday May 25, 2016 - 15:38:59
Hargeysa(HGN)Wargeyska Geeska Afrika ayaa ay u suurtogashay in uu helo nuqul ka mid ah heshiiskii wareejinta maamulka dekedda Berbera oo dhowaan dalka isu-tagga Imaaraadka Carabta ku ay kala saxeexdeen dawladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Oo Dalka Kusoo Noqday Kana Hadlay Arrimo Ay Kamid Tahay Maalgashiga Dekeda Berbera.

0 Visits: 436 | Wednesday May 25, 2016 - 14:45:27
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo in dhoweydba ku maqnaa dalalka Maraykanka iyo Canada ayaa dalka kusoo noqday,isaga oo ka hadlay wixii usoo qabsoomay mudadaasi.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Maalgashiga Dekeda Berbera Ku Sheegay Taariikh Madaxweyne Siilaanyo Lee Yahay.

0 Visits: 382 | Wednesday May 25, 2016 - 14:27:58
Burco(HGN)Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maalgashiga dekeda Berbera ku tilmaamay mid taariikhda u gelaysa madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Musuq Maasuq:Kastamka Madaarka Hargeysa Oo Noqday Mid Uu Musuq Maasuq Hadheeyey Iyo Cadaymihiisa Oo La Helay.

0 Visits: 261 | Wednesday May 25, 2016 - 10:40:54
Hargeysa(HGN)Madaarka Hargeysa qaybtiisa Kastamka ayaa noqotay meel uu musuq maasuq xoog lihi ragaadiyey,iyada oo ay inta ugu badan musuqaasi ku kaceen maamulaha iyo ku xigeenka kastamkaasi madaarka.

Read More »

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Puntland oo Dajiyey Qorshe Dagaal oo ay ku Soo qaadan Somaliland iyo Gobolo ay Doonayaan in ay la Wareegan

0 Visits: 631 | Wednesday May 25, 2016 - 02:29:05
Hargeysa(HGN)Maamulka Taagta Daran ee Somaliya ee uu hogaaminayo Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa waxa uu wadaa qorshe uu ku doonayo in uu ku kala qaybiyo Dhulka Somaliland, gaar ahaana uu Maamulka Puntland ku daro Gobolada Sool, Buhoodle iyo Sanaag Barri

Read More »

"Saraakiishii ka soo jeedday beelaha kale ee Soomaaliyeed oo aan marnaba aqbaleen inqilaab uu Majeerteen hoggaaminayo" Ambassador Cawil

0 Visits: 359 | Wednesday May 25, 2016 - 02:20:37
Sidii aan 'Qormadaydii hore'kaga hadlay, inqilaabkii ay qorsheeyeen Kornayl Maxamed Xasan "Cirro" iyo Kornayl Cabdillaahi Yuusuf Axmed wuxu noqon lahaaba wuu fashilmay, wuxuuna soo celiyey kalsoonidii Maxamed Siyaad Barre

Read More »

Daawo:Dhalinyaradda Hargeysa Iyo Wasiir Sacad Cali Shire Oo Maryo Dhiig Leh Ku Kala Furtay Su'aalaha Iyo Jawaabaha Barnaamijka Qanci Dadkaaga.

0 Visits: 498 | Tuesday May 24, 2016 - 16:58:25
Hargeysa(HGN)Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa dhalinyaradda Hargeysa uga jawaabay su'aalo lagu weydiiyey Barnaamijka Qanci Dadkaaga ee Telefishanka HCTV.

Read More »

Daawo:Guddoomiye Muuse Biixi Oo Xaflad Qalin Jebina Kaga Qayb Galay Degmada Dila.

0 Visits: 291 | Tuesday May 24, 2016 - 16:50:15
Borame(HGN)Guddomiyaha xisbiga KULMIYE ayaa xaflad qalin jebin dugsi ah kaga qayb galay degmada Dila ee gobolka Awdal.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Shirkada DP World.

0 Visits: 489 | Tuesday May 24, 2016 - 16:41:00
Hargeysa(HGN)Madaxweynaha Somaliland ayaa xafiiskiisa ku qaabilay waftigii ka socday shirkadda DP World ee maalgelinaysa dekeda Berbera oo dalka saaka soo gaadhey.

Read More »

Daawo:Wafti Uu Hogaaminaayo Madaxa Ugu Sareeya Shirkadda DP World Oo Somaliland Soo Gaadhey,Booqashona Ku Tegey Dekeda Berbera.

0 Visits: 314 | Tuesday May 24, 2016 - 15:55:52
Berbera(HGN)Waxa madaarka Berbera kasoo degay wafti ka socday shirkadda DP World,kaas oo uu hogaaminaayey madaxa shirkadda DP World,isaga oo booqday dekeda magaalada Berbera.

Read More »

Daawo:Ramaax Oo Jaamacaddaha Borame Ku Tilmaamay Kuwo Ganacsi Loo Furtay,Sheegayna Inuu La Xisaabtamaayo.

0 Visits: 307 | Tuesday May 24, 2016 - 15:44:26
Borame(HGN)Badhasaabka gobolka Awdal ayaa Hanjebaad kulul u diray jaamacaddaha Borame ka hawl gala oo uu ku tilmaamay kuwo Ganacsi.

Read More »

Daawo:Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Wareejiyey Xilkii Xidigaha Geeska Maanta.

0 Visits: 317 | Tuesday May 24, 2016 - 15:29:45
Hargeysa(HGN)Abwaan Xasan Dhuxul oo ahaa guddoomiyihii fanaaniinta Xidigaha Geeska ayaa maanta xilkii Guddoomiyenimo wareejiyey,kadib markii uu dhowaan iska casilay.

Read More »