Wararka

Sawiro Qurux Badan:Guddoomiye Muuse Biixi Oo Booqday Dugsi Uu Hore U Dhigay Jiray Magaalada Borame.

0 Visits: 714 | Friday May 20, 2016 - 00:10:53
Borame(HGN)Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa booqasho ay ku dheehan tahay xusuus iyo xiiso uu u qabo ku tagay dhismihii dugsigii sare ee Camuud oo hadda ah Jaamacadda Camuud

Read More »

Daawo:Colaada Beelaha Beledweyn Ku Dagaalamaaya Oo Keentay Inay Caruurtu Qoryaha Qaataan ,Xili Webiga Shabeele Ku Fatahay Magaalada.

0 Visits: 375 | Thursday May 19, 2016 - 19:59:06
Beledweyne(HGN)Colaadaha magaalada Beledweyne ayaa keentay inay caruurtu qoryaha qaadato,waxaana sidoo kale magaalada kusoo fatahay webiga Shabeele.

Read More »

Daawo:Rabshado Iyo Weeraro Shalay Iyo Xalay Magaalada Laascaanood Oo Maamulka Gobolkaasi Ka Warbixiyey.

0 Visits: 1033 | Thursday May 19, 2016 - 19:46:50
Laascaanood(HGN)Maamulka gobolka Sool iyo ka degmada Laascaanood oo ka warbixiyey rabshado shalay iyo xalay ka dhacay magaalada Laascaanood.

Read More »

Daawo:Barlamaanka Sweden Oo Lagaga Dooday Habkii Ay Somaliland Ictiraaf U Heli Lahayd.

0 Visits: 309 | Thursday May 19, 2016 - 19:41:28
Stockholm(HGN)Waxa Barlamaanka Wadanka Sweden lagu qabtay dood lagaga hadlaayey habkii Somaliland aqoonsi ku heli lahayd.

Read More »

Daawo:Wasiirka Biyaha Oo Gaadhey Degmada Taleex Soo Dhoweyna Kala Kulmay.

0 Visits: 358 | Thursday May 19, 2016 - 19:31:49
Taleex(HGN)Wasiirka Biyaha Somaliland ayaa gaadhey degmada Taleex ee xarunta gobolka Xaysimo,halkaas oo aad loogu soo dhoweeyey.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhey Gobolka Daadmadheedh.

0 Visits: 272 | Thursday May 19, 2016 - 19:27:29
Oodweyne(HGN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa gaadhey gobolka Daadmadheedh caasimadiisa Oodweyne.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Hadlay Maamul Goboleed Lagaga Dhawaaqay Badhan Iyo Maalgelinta Dekeda Berbera.

0 Visits: 344 | Thursday May 19, 2016 - 16:59:21
Hargeysa(HGN)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay maa

Read More »

Daawo:Fanaanka BK Oo Ka Hadlay Sida Uu Ku Yimid Khilaafka Kala Kexeeyey Kooxda Xidigaha Geeska.

0 Visits: 518 | Thursday May 19, 2016 - 16:40:00
Hargeysa(HGN)Fanaanka Maxamed Siciid BK ayaa markii ugu horeysay ka hadlay khilaafka kala kexeeyey kooxda Xidigaha Geeska.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Booqday Goob Lagu Dhaqo Geela Oo Ku Taala Duleedka Burco.

0 Visits: 550 | Thursday May 19, 2016 - 16:27:26
Burco(HGN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa booqasho ku tegey goob ku taala duleedka magaalada Burco oo geela lagu dhaqo.

Read More »

Daawo:Wasiir Ku Xigeenka Difaaca Ee Somaliland Oo Soo Kormeeray Xeryaha Ciidamada Somaliland Ee Ceerigaabo.

0 Visits: 300 | Thursday May 19, 2016 - 16:06:55
Ceerigaabo(HGN)Wasiir ku xigeenka Difaaca Somaliland ayaa booqasho ku tegey xeryaha ciidamada ee magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Warbaahinta Caalamka Oo Habab Kala Duwan Uga Hadlay Xuskii 18 May .

0 Visits: 424 | Thursday May 19, 2016 - 15:50:06
Hargeysa(HGN)Arbacadii Shalay waxaa jamhuuriyadda Somaliland si aad u ballaadhan looga xusay sannad guuradii 25 aad ee ka soo wareegtay sannadkii 1991kii markii ergo ka kala socotay beelaha Somaliland wada degaa ay magaalada Burco ku yeesheen

Read More »

"Cambaareynta Somaliland dhaawac weyn ayey u geysanaysaa dawladda Cabdullaahi Yuusuf".Sarkaal Ethiopian Ah.

0 Visits: 429 | Thursday May 19, 2016 - 15:12:45
Hargeysa(HGN)Waa mar kale iyo qormo kale oo ku duugan buugga xusuus qorka ee danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawil). Qormadan wuxuu Danjire Cawil ku bilaabay sidan "Waxa jirtay beri ay odayaal Hawiye ahi u tageen Maxamed Siyaad Barre.

Read More »

Xoggo Ku Saabsan Saamiga Ay DP World Qaadan Doonto

0 Visits: 284 | Thursday May 19, 2016 - 15:04:26
Hargeysa(HGN)-ilo xog xogaal ah isla markaana looga qaateen ah ayaa waxaa ay warbaahinta u xaqiijiyeen dhaqaalaha dekada Berbera ka soo bixi doonta 30 sanno ee soo socda inta ay u kala qaadan doonan xukuumada Somaliland

Read More »

Daawo:Degaano Buuhoodle Kamid Ah Oo Si Weyn Looga Xusay Munaasibada 18 May.

0 Visits: 335 | Thursday May 19, 2016 - 14:57:33
Buuhoodle(HGN)Shacabka degaano kamid ah gobolka Buuhoodle ayaa si weyn ugu soo baxay xuska munaasibada 18 May.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Gurigii Lagaga Dhawaaqay Somaliland.

0 Visits: 244 | Thursday May 19, 2016 - 14:42:53
Burco(HGN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa dhagax dhigay gurigii lagaga dhawaaqay Somaliland madaxbanaanideeda.

Read More »

Daawo:Shacabka Reer Somaliland Ee Degan Dalka Norwey Oo Si Weyn Ugu Dabaal Degay Munaasibada 18 May.

0 Visits: 332 | Thursday May 19, 2016 - 14:25:39
Oslo(HGN)Shacabka reer Somaliland ee ku nool wadanka Norway ayaa si weyn ugu dabaal degay munaasibada 18 May.

Read More »

Daawo:Wiil Reer Somaliland Ah Oo Munaasibada 18 May Ugu Dabaal Degay Diyaarad.

0 Visits: 357 | Thursday May 19, 2016 - 14:10:06
London(HGN)Wiil u dhashay Somaliland ayaa munaasibadii 18 May ee London kaga qayb galay diyaarad uu duuliyey.

Read More »

Daawo:Reer Ceerigaabo Oo Si Weyn Ugu Soo Baxay Dabaal Dega 18 May.

0 Visits: 349 | Thursday May 19, 2016 - 01:27:59
Ceerigaabo(HGN)Shacabka ku dhaqan magaalada Ceerigaabo ayaa si weyn ugu soo baxay xuska munaasibada 18 May oo maanta la xusay.

Read More »

Daawo:Degmada Wajaale Oo Wacdaro Ka Muujisay Dabaaldegii 18 May Ee Maanta.

0 Visits: 232 | Thursday May 19, 2016 - 01:05:49
Wajaale(HGN)Shacabka degmada Wajaale ee gobolka Gebiley ayaa si balaadhan wacdaro uga dhigay munaasibadii xuska 18 May ee degmadaasi.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Si Weyn Wax Ugu Sheegay Dawlada Somaliya.

0 Visits: 1071 | Thursday May 19, 2016 - 01:01:52
Hargeysa(HGN)Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta khudbad uu jeediyey si weyn ugula hadlay dalka Somaliya iyo dawlada ka dhisan.

Read More »