Wararka

Daawo:Degmada Wajaale Oo Wacdaro Ka Muujisay Dabaaldegii 18 May Ee Maanta.

0 Visits: 235 | Thursday May 19, 2016 - 01:05:49
Wajaale(HGN)Shacabka degmada Wajaale ee gobolka Gebiley ayaa si balaadhan wacdaro uga dhigay munaasibadii xuska 18 May ee degmadaasi.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Si Weyn Wax Ugu Sheegay Dawlada Somaliya.

0 Visits: 1077 | Thursday May 19, 2016 - 01:01:52
Hargeysa(HGN)Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta khudbad uu jeediyey si weyn ugula hadlay dalka Somaliya iyo dawlada ka dhisan.

Read More »

Daawo:Wasiir Cukuse Oo Waxyaalo Ay Magaalooyinka Kale Somaliland Kaga Duwan Yihiin Ku Amaanay Bulshada Reer Awdal.

0 Visits: 320 | Thursday May 19, 2016 - 00:42:58
Borame(HGN)Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland ayaa ku amaanay bulshada reer Awdal waxyaalo uu sheegay inay gobolada kale ee Somaliland kaga duwan yihin.

Read More »

Daawo:Wasiir Xaglatoosiye Oo Reer Awdal Kula Dardaarmay Ilaalinta Midnimada Somaliland.

0 Visits: 290 | Thursday May 19, 2016 - 00:28:08
Borame(HGN)Wasiirka caafimaadka Somaliland ayaa bulshada gobolka Awdal kula dardaarmay ilaalinta midnimada ummada Somaliland.

Read More »

Daawo:Muuse Biixi Iyo Balanqaadkiisi Maanta Ee Reer Borame.

0 Visits: 406 | Thursday May 19, 2016 - 00:18:01
Borame(HGN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ayaa dadka reer Borame iyo gobolka Awdal u balan qaaday balan qaadyo cusub.

Read More »

Daawo:Berbera Iyo Wacdarihii Fanaanka Maxamed Bk.

0 Visits: 1702 | Wednesday May 18, 2016 - 14:25:22
Berbera(HGN)Fanaanka Maxamed Siciid Bk ayaa maanta shacabka reer Berbera kala qayb galay xuska sannad guuradda 25-naad ee 18 May.

Read More »

Sawiro Qurux Badan:Hargeysa Oo Maanta Si Weyn Looga Xusay Munaasibada 18 Ka May.

0 Visits: 845 | Wednesday May 18, 2016 - 14:01:57
Hargeysa(HGN)Munaasibad aad u balaadhan ayaa maanta lagu xusay munaasibada 18 May oo ku beeegan 25 sanno guuradii kasoo wareegtay maalintii ay madaxbanaanideeda lasoo noqotay Somaliland.

Read More »

Daawo:18 May Iyo Wacdarihii Maanta Ku Lamaanaa.

0 Visits: 237 | Wednesday May 18, 2016 - 13:46:05
Hargeysa(HGN):Ardayda dugsiyada hoose dhexe ee Somaliland ayaa wacdaro aan hore loo arag maanta kusoo bandhigay munaasibadii 18 May .

Read More »

Daawo Sawiradda:Magaalada Borame Iyo Sidii Looga Xusay Munaasibada 18 May Iyo Madaxdii Kala Qayb Gashay.

0 Visits: 806 | Wednesday May 18, 2016 - 10:48:01
Borame(HGN)Shacabka reer Borame ayaa si weyn isugu soo baxay,iyaga oo xusaayey munaasibada 18 May,waxaana kala qayb galay masuuliyiin kala duwan .

Read More »

Daawo:Kooxda Xidigaha Geeska Oo Hees Aad U Macaan Saaka U Qaaday Calanka Somaliland.

0 Visits: 771 | Wednesday May 18, 2016 - 10:31:09
Hargeysa(HGN)Kooxda Fanka ee Xidigaha Geeska ayaa soo saaray hees cusub oo loogu talo galay Calanka Somaliland iyo munaasibada 18 May.

Read More »

LIVE:Halkan Si Toosa Ugala Soco Munaasibada 18 MAY Iyo Dabaaldega Loogu Dabaal Degaayo.

0 Visits: 118 | Wednesday May 18, 2016 - 08:33:51
LIVE:Halkan Si Toosa Ugala Soco Munaasibada 18 MAY Iyo Dabaaldega Loogu Dabaal Degaayo.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shacabka Ku Hambalyeeyey Munaasibada 18 May Oo Ku Beegan 25 Sanno Guuradii Dib Ula Soo Noqoshadii Madaxbanaanida Somaliland.

0 Visits: 223 | Wednesday May 18, 2016 - 01:03:04
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE ayaa hambalyo u diray caawa shacabka Somaliland oo uu ugu hambalyeeyey xuska Munaasibadda 18 May.

Read More »

Daawo:Diyaarad Dusha Ka Duubtay Xeebta Magaalada Berbera Iyo Muqaal Qurux Badan.

0 Visits: 352 | Wednesday May 18, 2016 - 00:56:00
Berbera(HGN)Diyaaraddaha yar yar ee Drones ka loo yaqaano ayaa dusha ka duubtay magaalada Xeebta ah ee Berbera iyo xeebta Quruxda Badan Ee Batalaale.

Read More »

Daawo:Magaalada Burco Iyo Sida Loogaga Diyaargaroobay Xuska 18 May.

0 Visits: 228 | Tuesday May 17, 2016 - 23:46:21
Burco(HGN)Magaalada Burco ayaa aad looga dareemayaa diyaar garowga xoogan ee dadka magaaladaasi ugu jiraan xuska munaasibada 18 May.

Read More »

Daawo:Suldaanka Beelaha Barriga Hargeysa Oo Raaligelin Kaga Jawaabay

0 Visits: 543 | Tuesday May 17, 2016 - 23:12:30
Hargeysa(HGN)Suldaan Xiirey oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa raaligelin ka bixiyey hadalo lagaga fal celiyey sidii maamuus xumada ahayd ee loola dhaqmay madaxweyne Siilaanyo caleemosaarkii Jabouti.

Read More »

Daawo:Magaalada Ceerigaabo Oo Ay Gaadheen Xubno Wasiiro Ah Oo Gaadhey.

0 Visits: 154 | Tuesday May 17, 2016 - 20:44:34
Ceerigaabo(HGN)Wafti wasiiro ah ayaa galabta gaadhey gobolka Sanaag,kuwaas oo si weyn loo soo dhoweeyey.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Jawaab Maldahan Siiyey Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliya.

0 Visits: 502 | Tuesday May 17, 2016 - 20:41:11
Hargeysa(HGN)Wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa jawaab duur xul ah siiyey wasiirka arrimaha dibada Somaliya.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland,Beesha Caalamka Iyo Dawlada Somaliyaba.

0 Visits: 491 | Tuesday May 17, 2016 - 20:37:31
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa fariin u diray shacabka Somaliland,waxaanay fariintasi u dhignayd sidan.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhey Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 229 | Tuesday May 17, 2016 - 20:33:01
Burco(HGN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa gaadhey gobolka Togdheer caasimadiisa Burco,halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Read More »

Daawo:Xildhibaanada Iska Soo Horjeeda Ee Golaha Degaanka Burco Oo Bilaabay Inay Is Afduuban Iyo Xildhibaan Xalay La Afduubay Oo Qoyskiisu Ka Hadleen Afduubkasi.

0 Visits: 180 | Tuesday May 17, 2016 - 18:20:27
Burco(HGN)Mid kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Burco ayaa xalay la afduubay,waxaana arrintaasi ka hadlay qoyskiisa .

Read More »