Wararka

Daawo:Suldaanka Beelaha Barriga Hargeysa Oo Raaligelin Kaga Jawaabay

0 Visits: 548 | Tuesday May 17, 2016 - 23:12:30
Hargeysa(HGN)Suldaan Xiirey oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa raaligelin ka bixiyey hadalo lagaga fal celiyey sidii maamuus xumada ahayd ee loola dhaqmay madaxweyne Siilaanyo caleemosaarkii Jabouti.

Read More »

Daawo:Magaalada Ceerigaabo Oo Ay Gaadheen Xubno Wasiiro Ah Oo Gaadhey.

0 Visits: 157 | Tuesday May 17, 2016 - 20:44:34
Ceerigaabo(HGN)Wafti wasiiro ah ayaa galabta gaadhey gobolka Sanaag,kuwaas oo si weyn loo soo dhoweeyey.

Read More »

Daawo:Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Jawaab Maldahan Siiyey Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliya.

0 Visits: 505 | Tuesday May 17, 2016 - 20:41:11
Hargeysa(HGN)Wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa jawaab duur xul ah siiyey wasiirka arrimaha dibada Somaliya.

Read More »

Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Fariin U Diray Shacabka Somaliland,Beesha Caalamka Iyo Dawlada Somaliyaba.

0 Visits: 495 | Tuesday May 17, 2016 - 20:37:31
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa fariin u diray shacabka Somaliland,waxaanay fariintasi u dhignayd sidan.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gaadhey Magaalada Burco Ee Gobolka Togdheer.

0 Visits: 232 | Tuesday May 17, 2016 - 20:33:01
Burco(HGN)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa gaadhey gobolka Togdheer caasimadiisa Burco,halkaas oo si weyn loogu soo dhoweeyey.

Read More »

Daawo:Xildhibaanada Iska Soo Horjeeda Ee Golaha Degaanka Burco Oo Bilaabay Inay Is Afduuban Iyo Xildhibaan Xalay La Afduubay Oo Qoyskiisu Ka Hadleen Afduubkasi.

0 Visits: 185 | Tuesday May 17, 2016 - 18:20:27
Burco(HGN)Mid kamid ah xildhibaanada Golaha degaanka Burco ayaa xalay la afduubay,waxaana arrintaasi ka hadlay qoyskiisa .

Read More »

Daawo:Eng Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Kusoo Laabtay Kana Hadlay Meqaam Xumadii Lagula Kacay Madaxweyne Siilaayo Iyo Maalgashiga Dekeda Berbera.

0 Visits: 206 | Tuesday May 17, 2016 - 17:24:42
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha xisbiga UCID oo dalka kusoo laabtay ayaa ka hadlay maalgashiga dekeda Berbera iyo sidii loogu soo dhoweeyey madaxweyne Siilaanyo Jabouti iyo sidii loola dhaqmay.

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadlay Halkay Marayaan Hawlaha Diyaar Garowga 18 May.

0 Visits: 139 | Tuesday May 17, 2016 - 17:20:33
Hargeysa(HGN)Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay halkay marayaan hawlaha qaban qaabo.

Read More »

Somaliland Oo Caawa 25 Jirsanaysa Iyo Khudbadii C/raxmaan-Tuur Ee 18 May 1991

0 Visits: 292 | Tuesday May 17, 2016 - 17:18:44
Hargeysa(HGN)Guud ahaan gobolada Jamhuuriyadda Somaliland waxa Arbacada beri looga dabaal degayaa sannad guurada 25aad ee ka soo wareegtay la soo noqoshada Madaxbanaanida Somaliland

Read More »

Daawo:Xaaji Cabdiwaraabe Oo Ka Hadlay Waqtigii Ugu Daraa Ee Noloshiisa Soo Mara.

0 Visits: 156 | Tuesday May 17, 2016 - 17:15:25
Hargeysa(HGN)Xaaji Cabdikariim Xuseen Cabdiwaraabe ayaa ka sheekeeyey sheekooyin aad u xiiso badan.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Kala Diray Masuuliyiintii Gobolada Kaga Qayb Geli Lahaa Xuska 18 May.

0 Visits: 159 | Monday May 16, 2016 - 14:32:39
Hargeysa(HGN)Xisbiga WADDANI ayaa gobolada dalka u kala diray masuuliyiin dadka degaanadaasi kala qaybgeli doona xuska 18 May.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Si Indho La'aana U Difaacay Meeqaam Xumadii Jabouti Kula Kacday Madaxweyne Siilaanyo.

0 Visits: 151 | Monday May 16, 2016 - 13:50:18
Hargeysa(HGN)Madaxtooyada Somaliland ayaa si cad u inkirtay xurmadaradii Dawladda Jabuuti kula kacday Madaxweynaha Somaliland, xafladii caleemo saarka Madaxweyne Ismaciil Cumar Gelle.

Read More »

Ambassador Caiwil Cali Ducaale Oo Ka Hadlay Maalgelinta Dekeda Berbera Shacabkana Fariin U Diray.

0 Visits: 170 | Monday May 16, 2016 - 13:17:01
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland, ahana Diblumaasi ku xeel dheer xidhiidhka caalamka Cawil Cali Ducaale, ayaa guul tariikhi ah oo Somaliland gaadhay ku tilmaamay heshiiska Ballaadhinta Dekeda Berbera.

Read More »

Qiraal Uu Ku Khaatumaystay Basaaskii Sababay In Xabsiga La Dhigo Nelson Mandella 1962-kii

0 Visits: 265 | Monday May 16, 2016 - 10:57:48
Capetown(HGN)Basaasiin u shaqeyn jiray laanta sirdoonka mareykanka,CIA ayaa qirtay in xog uu siiyay booliiska Koonfur Afrika ee xilligii cadaanku dalka xukumay ay horseeday in la xidho hoggaaiyhii madawga ee la dagaalamayay gumaysigii midab takoorka Nelson Mandela oo uu 27 sano ku jiray xabsi ku yaal…

Read More »

Muran Qoon-dillaacay Oo Kala Irdheeyey Fanaanniinta Xidigaha Geeska Iyo Hoggaankoodii Oo Daaqada Ka Baxay

0 Visits: 799 | Monday May 16, 2016 - 10:33:07
Hargeysa(HGN)Kooxda fanaanniinta xidigaha geeska oo muddooyinkii u dembeeyey khilaaf soo kala dhexgalay ayaa sababay in uu is casilo guddoomiyihoodii Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax] kadib markii uu riiq dheeraaday murankaasi.

Read More »

"Reer Somaliland Waxaan Leeyahay; Qofka Ku Naca Haddaad Nici Waydo, Dullinimo Ayay Kuu Horseedaysaa" Xildhibaan Dheeg.

0 Visits: 204 | Monday May 16, 2016 - 10:27:55
Hargeysa(HGN)Xildhibaan Maxamuud Maamed Yaasiin (Dheeg) oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay arrimo ay kamid yihiin heshiiskii ay xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Axmed siilaanyo la soo gashay shirkadda horumarinta iyo maalgashiga dekedaha ee Dubai

Read More »

Radio Halgan:Xaalada Heshiiskii Madasha Wadatashiga Somali Gaadheen Oo Isniinta La Horgeynaayo Barlamaanka Somaliya Lagana Cabsi Qabo Inuu Khilaaf Dhaliyo.

0 Visits: 297 | Monday May 16, 2016 - 01:52:58
Muqdisho(Radio Halgan)heshiiskii ay dhowaan gaadheen Madasha Wadatashiga Somaliya ayaa la filayaa in Isniinta la horgeeyo Barlamaanka Somaliya,taas oo laga cabsi qabo inuu khilaaf dhaliyo.

Read More »

Daawo:Hees Cusub Oo Loo Sameeyey Guddoomiye Muuse Biixi ,Waana Midhihii Abwaan Daaha Cabdi Gaas.

0 Visits: 1245 | Monday May 16, 2016 - 00:43:58
Hargeysa(HGN)Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo Loo Sameeyey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Muuse Biixi.

Read More »

Daawo:Wadada Ceerigaabo Oo Halkii Ugu Adkayd Dhisme Ahaan Gaadhey.

0 Visits: 517 | Monday May 16, 2016 - 00:39:34
Ceerigaabo(HGN)Wadada isku xidhaysa Ceerigaabo iyo Burco ayaa maraysa halkii ugu adkayd,iyada oo afka la gelaysa dhulka Buuralayda ah.

Read More »

Daawo Sawiradda:Madaxweyne Siilaanyo Iyo Sidii Quruxda Badnayd Ee Hargeysa Loogu Soo Dhoweeyey Maanta.

0 Visits: 822 | Sunday May 15, 2016 - 21:42:12
Hargeysa(HGN)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hoggaaminayey ee safarka shaqo ugu maqnaa dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ayaa ku soo laabtay dalkiisa hooyo ee Somaliland galabta.

Read More »