Wararka

Daawo:Oday Dhaqameed Ka Dayriyey Xaalada Banka Qool Caday Oo Khilaaf Ba'ani Ka Taagan Yahay.

0 Visits: 250 | Friday April 22, 2016 - 17:16:42
Hargeysa(HGN)Oday dhaqameed kala duwan ayaa ka hadlay xaalada Banka Qool Caday oo uu khilaaf ba'ani ka taagan yahay.

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Mareexaan Oo Si Uu U Qariyo Ceebta Dul Hoganaysa Wadooyinka Fashilmay Ee Dalka Maanta Socdaal Ku Tegey Ceerigaabo.

0 Visits: 375 | Friday April 22, 2016 - 17:07:05
Ceerigaabo(HGN)Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland ayaa maanta socdaal ku tegey Ceerigaabo,taas oo ka dambaysay markii ay fashilaadii kasoo foodsaartay wadooyinka dalka oo hakad Galay intii uu joogay.

Read More »

Daawo:Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xaalada Dalka Ku Saabsan.

0 Visits: 336 | Friday April 22, 2016 - 16:51:50
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee Madaxtooyada ayaa maanta waraysi uu bixiyey kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan xaalada dalka ee maanta iyo tahriibka dhalinyaradda.

Read More »

Daawo:Suldaanka Guud Ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Oo Ka Hadlay Khilaafka Banka Qool Caday.

0 Visits: 206 | Friday April 22, 2016 - 16:45:33
Hargeysa(HGN)Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay kana warbixiyey khilaafka Banka QoolCaday.

Read More »

War Deg Deg Ah:Xisbiga UCID Oo Xubno Cusub Eryey.

0 Visits: 269 | Friday April 22, 2016 - 07:32:34
Hargeysa(HGN)Xisbiga UCID ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inuu xubinnimadii ka eryey xubno kamid ah xisbigaasi,gaar ahaana laantiisa dibadaha.

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland Oo Beenisay Bilawga Wadahadaladii Somaliland Iyo Somaliya,Xili Ay Turkey-ga Ku Kulmeen Waftiyo Ka Socda Somaliland Iyo Somaliya.

0 Visits: 220 | Friday April 22, 2016 - 00:59:28
Hargeysa(HGN)Wasaaradda Arrimaha Dibada Somaliland ayaa beenisay bilawga wadahadalada Somaliland iyo Somaliya sida lagu sheegay qoraal ay soo gaadhsiisay xafiiska Shabakada Halgannews ee Hargeysa.

Read More »

Daawo:Maayirkii Hore Ee Borame Oo Ka Hadlay Xaalada Xiligan Ee Borame Iyo Golaha Degaanka Borame.

0 Visits: 264 | Friday April 22, 2016 - 00:31:38
Borame(HGN)Mayirkii hore ee magaalada Borame Saleebaan Xasan Xadi ayaa ka hadlay xaalada waqtigan ee magaalada Borame iyo mooshinka la doonaayo in xilka lagaga tuuro maayirka Borame.

Read More »

Daawo:Dhalinyaradda Reer Laascaanood Oo Si Qiiro Leh Uga Hadlay Dhalintii Badda Ku Dhimatay.

0 Visits: 209 | Friday April 22, 2016 - 00:24:19
Laascaanood(HGN)Dhalinyaradda reer Laascaanood ayaa maanta si qiiro leh uga hadashay dhalinyaradii dhowaan ku haligantay badda u dhaxaysa Masar iyo Libya.

Read More »

Daawo:Muqdisho Oo Lagu Qab Qabtay Dhalinyaro Doonaysay Inay Masar Ka Tahriibaa.

0 Visits: 174 | Thursday April 21, 2016 - 23:58:14
Muqdisho(HGN)Ciidamada Laanta socdaalka Dawlada Somaliya ayaa maanta gacanta ku dhigay dhalinyaro doonaysay inay dalka ka tahriibaan kuna sii jeeday wadanka Masar.

Read More »

Daawo:Nin Shalay Ilme Yar La Sheegay Inuu Ku Cunay Bali Dhiig Dusheeda Oo Lasoo Qabtay.

0 Visits: 227 | Thursday April 21, 2016 - 23:50:40
Burco(HGN)Nin la sheegay in uu shalay ilme yar ku cunay meel u dhow Balidhiig dusheeda ayaa maanta wararku sheegayaan in lasoo qabtay.

Read More »

Daawo:Siciid Sulub Oo Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xasaasiya ,Waraysi Xiiso Lehna Bixiyey,Muxuse Ka Hadlay?.

0 Visits: 176 | Thursday April 21, 2016 - 17:45:16
Hargeysa(HGN)Siciid Sulub oo kamid ahaan jiray dawladii hore haddana ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa ka hadlay arrimo badan oo xasaasiya.

Read More »

Daawo:Xisbiga WADDANI Oo Xafiis Ka Furtay Barriga Sanaag Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Taageero La'aan Ka Taagan Sool,Sanaag Iyo Badhan.

0 Visits: 189 | Thursday April 21, 2016 - 17:11:01
Ceerigaabo(HGN)Xisbiga WADDANI ayaa shalay xafiiskiisii ugu horeeyey ka furtay degmada Xiin Galool ee gobolka Badhan,iyada oo ay hoos u dhacday taageeradda xisbiga KULMIYE ee gobolada Sool,Sanaag iyo Badhan.

Read More »

Daawo:Abaarta Ceel Afweyn Oo Gaadhey Meeshii Ugu Xumayd Abid.

0 Visits: 228 | Thursday April 21, 2016 - 16:56:22
Ceerigaabo(HGN)Abaarta ka taagan degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa maraysa bartii ugu xumayd abid ee ay gaadho,iyada oo dadku xukumada qaylo dhaan u direen.

Read More »

Daawo:Dadweynaha Reer Muqdisho Oo Maanta Ka Dhiidhiyey Dhibaatada Uu Tahriibku Ku Hayo Dhalinyaradda Somaliyeed.

0 Visits: 152 | Thursday April 21, 2016 - 16:43:57
Muqdisho(HGN)Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta ka dhiidhiyey dhibaatada ay Tahriibtu ku hayso shacabka Somaliyeed.

Read More »

Daawo:Wasiir Cali Mareexaan Oo Kharash Badan Ku Bixiyey Weriyeyaal Badan Oo Uu Kaxaystay Si Uu U Dambabaso Ceebta Ka Haysata Wadooyinka Dalka,Odayaashana U Adeegsanaaya Amaan.

0 Visits: 165 | Thursday April 21, 2016 - 16:39:33
Burco(HGN)Wasiirka Hawlaha Guud ayaa bilaabay inuu odayaasha amaan ahaan u adeegsado,isaga oo sidoo kalena weriyeyaal badan u kaxaystay sidii uu u dambabasi lahaa ceebta ka soo raacday waddooyinka dalka oo istaagay dhisme ahaan.

Read More »

Xukuumadda Oo Shaaca Ka Qaaday Inaanay Xiiso Weyn u Qabin Sii Socoshada Wada Hadalka Soomaaliya, Haddii Xal Waara Laga Gaadhi Waayo Madaxbanaanida Somaliland

0 Visits: 195 | Thursday April 21, 2016 - 16:31:29
Ankara(HGN)Wasiirka Arrimaha Dibedda & Iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa shaaca ka qaaday inay rajaynayaan natiijo ka soo baxda wada hadallada u dhaxeeya Soomaaliya, haddii kale aanay macno lahayn sii wadistoodu.

Read More »

Xisbiga WADDANI oo Xus Baroor-diiq Ah u Sameeyey Dhallinyartii Ku Geeriyooday Badda u Dhaxeysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga

0 Visits: 154 | Thursday April 21, 2016 - 16:27:54
Hargeysa(HGN):-Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta xus baroor-diiq ah oo ay ku muujinaayeen sida ay xisbi ahaan uga xun yihiin dhallinyartii reer Somaliland ee maalmo ka hor ku le'day badda u dhaxeysa dalalka Masar iyo Talyaaniga.

Read More »

Daawo:Wasiirka Khayraadka Biyaha Somaliland Oo Ka Dayriyey Xaalada Abaareed Ee Gobolada Barriga Somaliland.

0 Visits: 213 | Thursday April 21, 2016 - 16:03:42
Ceerigaabo(HGN)Wasiirka Biyaha Somaliland oo socdaal ku maraaya Gobolada Barriga Somaliland ayaa si adag uga dayriyey xaalada abaareed ee ka jirta goboladaasi Barriga.

Read More »

Daawo:Wasiir Maxamed Biixi Oo Shir Caalamiya Ka Qayb Galay Kana Hadlay Waxa Uu Ku Saabsanaa.

0 Visits: 213 | Thursday April 21, 2016 - 15:55:59
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka warbixiyey shir caalamiya oo uu ka qayb galay iyo waxyaalihii lagaga hadlay.

Read More »

Daawo:Mujaahid Xasan Guure Oo Taageeray Markii Ugu Horeysay Muuse Biixi.

0 Visits: 213 | Thursday April 21, 2016 - 15:48:16
Hargeysa(HGN)Guddoomiyaha madasha wada tashiga iyo toosinta Qaranka ayaa maanta taageero u muujiyey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE.

Read More »