Wararka

Maydadka Dad Badda Kasoo Caaryey Oo Laga Helay Xeebaha Giriiga.

0 Visits: 218 | Wednesday May 11, 2016 - 13:01:39
Greece(HGN)Meydad loo malaynayo inay yihiin dhalinyaradii dhawaan ku naf wayday badda u dhaxaysa masar iyo talyaaniga ayaa kusoo caariyay xeebaha dalka Greece.

Read More »

"Marnaba Ha Iga Filina In Markaan Hargeysa Gaadho [Ku Noqdo] Aad Maqashaan Wax Aad Dhibsataan, [Waayo] KULMIYE Wuxuu Awood u Leeyahay Inuu….."

0 Visits: 342 | Wednesday May 11, 2016 - 12:37:55
Washington(HGN)Xisbiga tallada Somaliland haya ee KULMIYE laantiisa Washington ayaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdi Casiis Maxamed Samaalle oo booqasho ku jooga dalka Maraykanka.

Read More »

Xubin Miisaan Ku Leh Xisbiga WADDANI Oo Istiqaalad Dhiibtay

0 Visits: 381 | Wednesday May 11, 2016 - 12:30:13
Washington(HGN)Madaxii xisbiga WADDANI ee dalka Maraykanka,gaar ahaana Virginia iyo gobolo kale oo casimadu ku jirto ayaa xilkii xisbigaasi iska casishay.

Read More »

Radio Halgan:Alshabaab Oo Ka Hadlay Weeraro Ay Ciidamo Maraykan Ahi Kusoo Qaadeen Iyo Sidii Wax U Dhaceen.

0 Visits: 277 | Wednesday May 11, 2016 - 10:41:28
Muqdisho(Radio Halgan)Kooxda Alshabaab ayaa ka waramay dagaalo ay la galeen ciidamo ka socday Maraykanka,kuwaas oo iska caabin xoogan kala kulmay kooxahaasi Alshabaab.

Read More »

Radio Halgan:Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliya Ee Puntland Oo Fariin Adag U Diray Shacabkiisa.

0 Visits: 186 | Wednesday May 11, 2016 - 01:03:03
Garoowe(Radio Halgan)Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliya ee Puntland ayaa fariin adag u diray shacabkiisa.

Read More »

Daawo:Guudoomiyihii Hore Ee Maxkamada Sare Somaliya Oo Xilkii Ku Wareejiyey Guddoomiyaha Cusub.

0 Visits: 233 | Wednesday May 11, 2016 - 00:40:36
Muqdisho(HGN)Guddoomiyihii hore ee maxkamada sare ee Somaliya ayaa xilkii ku wareejiyey guddoomiyihii dhowaan xilkaas loo magcaabay.

Read More »

Radio Halgan:Masuul Kamida Masuuliyiinta Somalida Oo Markii Ugu Horeysay Ka Hadlay Heerka Amaanka Puntland.

0 Visits: 439 | Wednesday May 11, 2016 - 00:22:30
Garoowe(Radio Halgan)Mid kamdi ah masuuliyiinta Somalida ayaa ka hadlay heerka uu taagan yahay amaanka Puntland.

Read More »

Daawo:Badda U Dhaxaysa Masar Iyo Libya Oo Lagu La'yahay 300 Oo Tahriibe.

0 Visits: 391 | Wednesday May 11, 2016 - 00:15:50
Tripoli(HGN)Waxa ilaa hadda la raadinayaa tahriibeyaal gaadhaaya ilaa 300 oo qof,kuwaas Somali u badnaa.

Read More »

Wasiirka Wasaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Caalamiga, Mudane Eng Hussein Adan Igeh ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti ballaadhan oo ka socday Baanka Aduunka (The World Bank).

0 Visits: 395 | Wednesday May 11, 2016 - 00:08:43
Hargeysa(HGN)Weftigaasi wuxuu ka koobnaa khubaro iyo aqoonyahanno ka tirsan World Bank oo u kuur galayey sidii Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga looga taageeri lahaa xagga Aqoonta iyo Adeegsiga ICT-ga iyo sidii loo hirgelin lahaa loonataabo gelin lahaa xarunta Diwaan-gelinta Adeega Ganacsiga ee Wasarada

Read More »

Daawo:Xildhibaano Kamid Xildhibaanada Horumar Diidka Dekeda Berbera Oo Sheegay Inay Mooshin Keenayaan Golaha Wakiilada.

0 Visits: 379 | Tuesday May 10, 2016 - 23:41:53
Hargeysa(HGN)Xildhibaanada kasoo horjeeda heshiiska lagu casriyeynaayo dekeda Berbera ayaa sheegay inay heshiiskaasi mooshin ka keenayaan.

Read More »

Daawo:Maareeyaha Dekeda Berbera Iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Warbixiyey Heshiiska Dekeda Berbera Lagu Balaadhinaayo Iyo Mashaariicda Kale Imaaraadku Fulin Doono.

0 Visits: 359 | Tuesday May 10, 2016 - 22:51:50
Hargeysa(HGN)Maareeyaha dekeda Berbera iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa ka hadlay maanta markay dalka kusoo noqdeen heshiiska ay xukumadu la gashay dawlada Imaaraadka.

Read More »

Daawo:Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Ka Dareen Celiyey Heshiiskii Somaliland Iyo Imaaraadka.

0 Visits: 368 | Tuesday May 10, 2016 - 17:39:18
Hargeysa(HGN)Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay heshiiskii dhex maray Somaliland iyo Imaaraadka.

Read More »

Daawo:Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Mudada Dekedu Kiraysnaan Doonto Iyo Lacagta Xaqul Qalinka Ah Ee Laga Helay Intay Tahay.

0 Visits: 346 | Tuesday May 10, 2016 - 17:33:48
Hargeysa(HGN)Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ayaa sheegay mudada ay dekeda kireeyeen iyo sidoo kalena lacag aad u badan oo xaqal qalin ay u heleen.

Read More »

Daawo:Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Oo Noqday Siyaasigii Ugu Horeeyey Ee Ka Hadla Quudhsigii Jabouti Kula Kacday Qaranka Somaliland.

0 Visits: 645 | Tuesday May 10, 2016 - 17:24:49
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Geel Jire ayaa si adag uga hadlay meeqaamkii quudhsiga ahaa ee Ismaaciil Cumar Geele ku qaabilay madaxweynaha Somaliland.

Read More »

Xaaji Cabdi Waraabe Oo Ka Hadlay Gaabiska Diwaangelinta Hargeysa ,Lana Taliyey Murashaxiinta Doorashooyinka Ku Tartamaaya.

0 Visits: 536 | Tuesday May 10, 2016 - 14:55:20
Hargeysa(HGN)Xaaji Cabdikariim (Cabdi Waraabe), ayaa ka hadlay gaabiska ka muuqda Diiwaangelinta kaadhka cod bixinta ee Gobolka Maroodi-jeex, waxaanu dadka ku booriyey in aanay dhayalsan kaadhka diiwaangelinta oo ay qaatan.

Read More »

Xukumada Oo Aan Ilaa Hadda Si Rasmi Ah Aan U Sheegin Qoddobadii Lagu Heshiiyey Iyo Mujaahid Cali Guray Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 296 | Tuesday May 10, 2016 - 14:37:42
Hargeysa(HGN)Guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga UCID Mujaahid Cali Guray ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada gaadheen xukumada Somaliland iyo dawlada Imaaraadku.

Read More »

Daawo:Badhasaabkii Sool Oo Xalay Kooxo Hubaysan Uga Soo Guureeyey Gobolkii Madaxweyne Siilaanyo U Magcaabay.

0 Visits: 321 | Tuesday May 10, 2016 - 14:23:31
Hargeysa(HGN)Badhasaabka gobolka Sool ayaa xalay kooxo hubaysan uga soo baxay magaalada Laascaanood,kadib markii ay gurigiisa soo weerareen.

Read More »

Daawo:Weerar Xalay Lagu Qaaday Badhasaabka Gobolka Sool Iyo Badhasaab Ku Xigeenka Oo Ka Hadlay.

0 Visits: 312 | Tuesday May 10, 2016 - 14:13:05
Laascaanood(HGN)Badhasaab ku xigeenka gobolka Sool ayaa ka hadlay weerar xalay lagu qaaday guriga badhasaabka gobolka Sool.

Read More »

Daawo:Degaanada Badhan Iyo Barriga Sanaag Oo Jabhad Cusubi Ka Samaysantay.

0 Visits: 346 | Tuesday May 10, 2016 - 02:20:36
Badhan(HGN)Degaanka Badhan waxa ka samaysmay jabhad ccusub oo la yidhaahdo Ciidamada Gaadh Haye,kuwaas oo hogaankoodu ku sugan yahay badhan.

Read More »

Daawo Sawiradda:Madaxweynaha Puntland Oo Booqday Wasiir Ku Xigeenkii Amniga Oo Dhaawacii Soo Gaadhey Cisbitaal Jabouti Ah Loo Dhigay.

0 Visits: 239 | Tuesday May 10, 2016 - 01:29:11
Jabouti(HGN)Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ku sugan magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti ayaa maanta 09-May-2016 cusbitalka Cumar Xasan Al-bashiir ee magaalada Jabuuti ku booqday Wasiirka amniga dawladda Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo lagu dabiibayo cusbitalkaasi.

Read More »