Wararka

Daawo:Afhayeenka Xisbiga WADDANI Oo Ka Warbixiyey Socdaal Uu Guddoomiye Cirro Dalka Dibadiisa Ugu Baxay ,Eedona Usoo Jeediyey Xukumada Somaliland.

0 Visits: 294 | Monday April 25, 2016 - 15:52:27
Hargeysa(HGN)Afhayeenka xisbiga WADDANI ayaa ka warbixiyey socdaal guddomiye Cirro dalka maanta kaga baxay,waxa kale oo Afhayeenku eedo usoo jeediyey xukumada Madaxweyne Siilaanyo.

Read More »

Daawo:Wadada Berbera Iyo Raari Buul Oo Inay Istaagto U Dhow Oo Ay Hablaha Jaaliyadda Gobolka Saaxil Ee Sweden Deeq Lacaga Soo Gaadhsiiyeen.

0 Visits: 397 | Monday April 25, 2016 - 15:45:03
Hargeysa(HGN)Guddida gacanta ku haysa dhismaha wadada isku xidhaysa magaalada Berbera iyo Raari Buul ayaa deeq lacag ah kala wareegay hablaha reer Saaxil ee wadanka Sweden.

Read More »

Gudoomiyaha Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasiga Ah Oo Ka Hadley Dacwad Ka Dhan Ah Faysal Cali Waraabe Oo Jamaal Cali Xussen U Gudibiyey Gudidaas

0 Visits: 226 | Monday April 25, 2016 - 15:06:44
Hargeysa(HGN)Gudoomiyaha gudida diwaanglinta ururada siyaasiga ah Muddane Cabdirisaaq Ciyaale ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka hadley dacwad ay garabka musharax Jamaal Cali Xussen ee xisbiga UCID u gudbiyeen gudidaasi taas oo ka dhan ah gudoomiyaha xisbigaasi Faysal Cali Waraabe

Read More »

Barlamaanka oo Ansixiyey Gudida Diwaangalinta iyo Gudida la Dagaalka Musuqa

0 Visits: 238 | Monday April 25, 2016 - 14:39:55
Hargeysa(HGN)Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii ay saaka yeesheen waxaa ay ku ansixiyeen gudida diwaangalinta ururada siyaasiga oo ay muddo 2 sanno ah u kordhiyeen iyo gudida la dagaalanka musuq maasuqa

Read More »

Daawo:Wasaaradda Maaliyadda Oo Ay Xilibaanada Golaha Wakiiladu Maxkamad U Gudbinayaan.

0 Visits: 311 | Monday April 25, 2016 - 14:13:33
Hargeysa(HGN)Xildhibaanada Golaha Wakiilada Xubno kamid ah ayaa ku dhawaaqay inay maxkamad geyn doonaan wasaaradda Maaliyadda.

Read More »

Daawo:Hay'adda EWADA Oo Mashaariic Ceelal Biyood U Badan Ka Hirgelisay Burco.

0 Visits: 210 | Monday April 25, 2016 - 13:54:24
Burco(HGN)Hay'adda Samafalka ee EWADA ayaa mashaariic biyo soo saar ah ka bilawday gobolka Togdheer,gaar ahaana Burco,iyada oo ceelal ka qodaysa duleedka Burco.

Read More »

Daawo: Hala Laalo Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya"Xildhibaan Siciid Maxamed

0 Visits: 212 | Monday April 25, 2016 - 12:32:32
Hargeysa(HGN)Xildhibaan Siciid Maxamed oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ku baaqay in la laalo wadahadalada Somaliland iyo Somaliya.

Read More »

Daawo:Cali Khaliif Galaydh Oo Si Adag Ula Hadlay Madaxweyneyaasha Somaliya Iyo Puntland.

0 Visits: 281 | Monday April 25, 2016 - 12:13:20
Buuhoodle(HGN)Horjoogaha kooxda Khaatumo ayaa si adag ula hadlay madaxweyneyaasha Maamulka Puntland ka Maamulka Muqdisho.

Read More »

Isbahaysiga KULMIYE Iyo WADDANI Oo Kulan Ku Yeeshay Hargeysa.

0 Visits: 359 | Monday April 25, 2016 - 11:38:33
Hargeysa(HGN)Xubnaha Isbahaysiga Isbedel Doonka xisbiga KULMIYE iyo xubno ka socday xisbiga WADDANI ayaa kulan isugu yimid magaalada Hargeysa.

Read More »

Rag Dhalinyaro Ah Oo Mudaharaaday Kadib Markii Dumarkii Magaalada Kula Noolaa Oo Dhami Ay Guurkii Ka Diideen

0 Visits: 288 | Monday April 25, 2016 - 10:54:14
Hargeysa(HGN)Ragga dhalinyarada ah ee ku nool tuulada Ouzumlo oo ka tirsan gobolka Marsiin ee Koonfurta dalka Turkiga ayaa isugu soo baxay dibad bax ballaadan oo ay kaga cabanayaan guur la'aan ku dhacday sagaalkii sano

Read More »

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Dhegaystay Warbixin Ku Saabsan Abaaraha Somaliland Iyo Su'aalo La Weydiiyay Xukuumadooda

0 Visits: 278 | Monday April 25, 2016 - 10:48:21
London(HGN)Warbixin la xidhiidha dhibaatooyinka iyo saamaynta abaaraha ka taagan guud ahaan dalka ku yeesheen bulshada gobollada kala duwan ku nool ayaa doraad lagaga hadlay fadhigii Baarlamaanka Ingiriiska

Read More »

Daawo:Afhayeenka Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Sababta Guurtidu U Xalin Weyday Khilaafka UCID.

0 Visits: 228 | Monday April 25, 2016 - 10:03:22
Hargeysa(HGN)Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Indho Indho ayaa markii ugu horeysay ka jawaabay sababta Golaha Guurtidu u dhex geli waayey khilaafka cakiran ee xisbiga UCID.

Read More »

"Waxaan Xukuumadda Ku Soo Biiray Anigoo Jago [Balloodh] Ku Leh Magaallada, Jagadiina Intaan Wasiirka Ahaa Ayaan Iibiyey, Markaa In Tuug Aad Nagu Sheegtaan……."

0 Visits: 431 | Monday April 25, 2016 - 09:57:21
Hargeysa(HGN)Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jamhuurriyada Somaliland Md. Yuusuf Cismaan Garas ayaa shacbiga Somaliland gaar ahaanna inta ku jirta saaxadda siyaasadda

Read More »

Guddoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Oo Ka Hadlay 92 Qof Oo Imtixaan u Galay 9 Shaqo oo Ka Banaan Wasaaradda Khaarajiga

0 Visits: 295 | Monday April 25, 2016 - 00:44:21
Hargeysa(HGN)-Ha'yadda shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa imtixaan ka qaaday Sabtidii 92 qof oo u tartamayay 9 shaqo oo ka banaanaaday wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland oo muddo la naadinayay.

Read More »

"Kamaan Bixin Isbahaysiga Dimuqraadidoonka Kulmiye, Sabab Aan Uga Baxaana Meesha Mataalo. Wixii Aanu Saluugnayna Waa Sideedii Oo Wax Isbadalay Ma Jiraan"

0 Visits: 201 | Monday April 25, 2016 - 00:26:11
Hargeysa(HGN)Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa cadeeyay inaanu ka bixin isbahaysiga dimuqraadiyad doonka xisbiga KULMIYE

Read More »

Golaha Ammaanka Oo Ka Hadlay Dadkii Badda Ku Qarqoomay, Dunidana Faray In Laga Hortago Doonyaha Geerida

0 Visits: 252 | Monday April 25, 2016 - 00:21:17
New York(HGN)Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa dalbaday in la dhaqangeliyo go'aamadiisii hore ee la xidhiidhay in doonyaha tahriibka laga mamnuuco badda Dhexe (Mediterranean ka) oo ah badda ay doonyaha geerida kaga tallaaban tahriibayaasha Yurub u tacaburayaa.

Read More »

Daawo:Khilaafkii Banka Qool Caday Oo Xal Laga Gaadhey Iyo Wasiiradda Xanaanada Xoolaha Iyo Arrimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Qoddobadi Lagu Heshiyey.

0 Visits: 217 | Sunday April 24, 2016 - 23:22:25
Hargeysa(HGN)Wasiiradda Arrimaha Gudaha iyo Xanaanada Xoolaha ayaa ka warbixiyey qoddobadii lagu heshiiyey maanta laguna soo afjaray khilaafkii banka Qoolcaday.

Read More »

Daawo:Wasiirka Difaaca Somaliland Oo Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Gobolada Barriga Somaliland.

0 Visits: 253 | Sunday April 24, 2016 - 23:08:27
Hargeysa(HGN)Wasiirka difaaca Somaliland ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee ka jirta gobolada Barriga Somaliland.

Read More »

Daawo:Xukumada Oo Tahli Weyday Inay Dib U Dhisto Dugsigii Farsamada Gacanta Burco Qaadhaana U Ururinaysa.

0 Visits: 232 | Sunday April 24, 2016 - 16:11:14
Burco(HGN)Xukumada Somaliland ayaa tahli kari la' inay dib u furto dugsigii Farsamada Gacanta ee magaalada Burco,iyada oo magaaladaasi ka bilawday qaadhaan ururin.

Read More »

Radio Halgan:Maamulka Puntland Oo Saldhigyo Ciidan Ka Dhisaaya Degaanka Garacad.

0 Visits: 231 | Sunday April 24, 2016 - 15:56:46
Boosaaso(Radio Halgan):Saraakiisha ciidanka Maamulka Puntland ayaa manta ka hadlay Saldhigyo Ciidan Ka Dhisaaya Degaanka Garacad.

Read More »