Wararka

Milicsiga Xidhiidh Uu Madaxweyne Cigaal La Bilaabay Ereteriya; Ujeedadii Uu Ka Gaadhay Iyo Su'aasha Mar Kale Maanta Taagan

0 Visits: 230 | Saturday August 04, 2018 - 16:50:18
Madaxweynihii hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, markii 1993 loo doortay hoggaaminta Somaliland, wuxuu xidhiidh diblomaasiyadeed la bilaabay wadamada gobalka ee jaarka la ah Somaliland.

Read More »

Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Dhalinyarro Ay Usoo Xidheen Falal Dhac Iyo Baadhasho Isugu Jira.

0 Visits: 280 | Saturday August 04, 2018 - 16:38:15
Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Dhalinyarro Ay Usoo Xidheen Falal Dhac Iyo Baadhasho Isugu Jira.

Read More »

Garaadka Guud Ee Gobolka Sool Oo Khudbad Waayeelnimo U Jeediyey Shacabka Degaanka Dararweyne Ee Ceel-Afweyn.

0 Visits: 272 | Saturday August 04, 2018 - 16:33:37
Garaadka Guud Ee Gobolka Sool Oo Khudbad Waayeelnimo U Jeediyey Shacabka Degaanka Dararweyne Ee Ceel-Afweyn.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyadda Dalka Ku Qaabilay Safiir Ku Xigeenka Maraykanka U Fadhiya Nairobi.

0 Visits: 188 | Saturday August 04, 2018 - 16:29:46
Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyadda Dalka Ku Qaabilay Safiir Ku Xigeenka Maraykanka U Fadhiya Nairobi.

Read More »

Somaliland Oo Ka Hadashay Xaaladda Kacsan Ee Jig Jiga , Baaqna U Dirtay Ciidamada Iyo Shacabka.....

0 Visits: 367 | Saturday August 04, 2018 - 16:20:53
Somaliland Oo Ka Hadashay Xaaladda Kacsan Ee Jig Jiga , Baaqna U Dirtay Ciidamada Iyo Shacabka.....

Read More »

Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qaraxii Buuhoodle Iyo Hadalkii Puntland.

0 Visits: 214 | Saturday August 04, 2018 - 16:08:23
Xukumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Qaraxii Buuhoodle Iyo Hadalkii Puntland.

Read More »

"Somaliland Ahaan Nabad Kasta Oo Ku Soo Korodha Geeska Waanu Soo Dhawaynaynaa"

0 Visits: 31 | Saturday August 04, 2018 - 14:45:25
Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay ka hadashay xiisada iyo is bedelka Siyaasadeed ee ka bilaabay Wadamada Geeska Afrika, gaar ahaan walaaca Jabuuti ay ka qabto heshiiska Itoobiya iyo Alatariya

Read More »

Warancade Oo Ka Hadlay Saluugga Laga Muujiyay Waayo-aragnimada Xubnaha Xukuumadda Iyo Musuqmaasuqa Lagu Eedeeyey Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumaddii Siilaanyo

0 Visits: 27 | Thursday August 02, 2018 - 14:14:05
La Taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Cali Maxamed Warancadde, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka, aragtidiisa ku waajahan Xukuumadda Muuse Biixi, tabashada saami qaybsiga, musuqa lagu eedayey Masuuliyiin ka tirsanaa Xukuumadii Siilaanyo

Read More »

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Iyo Kor U Kaca Lacagta Somaliland.

0 Visits: 16 | Thursday August 02, 2018 - 13:32:50
Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Hoos U Dhac Iyo Kor U Kaca Lacagta Somaliland.

Read More »

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Degmadda Buuhoodle.

0 Visits: 226 | Wednesday August 01, 2018 - 20:44:48
Waxa goor dhoweyd qarax ka dhacay magaaladda Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle, qaraxaas oo uu sababay Qarax lagu xidhay gaadhi.

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ,Guddoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Ergadii Soo Afjarida Shaqaaqadii Ceel-Afweyn Oo Soo Afjaray Shirkii Nabadaynta Degaankaasi.

0 Visits: 112 | Wednesday August 01, 2018 - 18:20:12
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland, Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ,Guddoomiyaha Xisbiga UCID Iyo Ergadii Soo Afjarida Shaqaaqadii Ceel-Afweyn Oo Soo Afjaray Shirkii Nabadaynta Degaankaasi.

Read More »

Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Ula Hadlay Shacabka Reer Ceel-Afweyn.

0 Visits: 225 | Wednesday August 01, 2018 - 18:13:14
Eng Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Ula Hadlay Shacabka Reer Ceel-Afweyn.

Read More »

Dawladdaha Somaliya Iyo Jabouti Oo Khilaaf Cusubi Ka Dhex Qarxay.

0 Visits: 365 | Wednesday August 01, 2018 - 17:45:48
Dawladdaha Somaliya Iyo Jabouti Oo Khilaaf Cusubi Ka Dhex Qarxay.

Read More »

Xidheyaasha Beelihii Walaalaha Ahaa Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Ceel-Afweyn Oo Ka Hadlay Shirkii Nabadaynta Ceel-Afweyn.

0 Visits: 276 | Wednesday August 01, 2018 - 17:41:38
Xidheyaasha Beelihii Walaalaha Ahaa Ee Dirirtu Ku Dhexmartay Ceel-Afweyn Oo Ka Hadlay Shirkii Nabadaynta Ceel-Afweyn.

Read More »

Dawladda Somaliland Iyo Dawladda Jabouti Oo Ka Wadahadlay Deeq La Gaadhsiiyo Dadkii Ay Dufaantu Ku Dhufatay Dhowaan.

0 Visits: 13 | Wednesday August 01, 2018 - 17:34:51
Dawladda Somaliland Iyo Dawladda Jabouti Oo Ka Wadahadlay Deeq La Gaadhsiiyo Dadkii Ay Dufaantu Ku Dhufatay Dhowaan.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Xil Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey.

0 Visits: 290 | Tuesday July 31, 2018 - 17:10:20
Madaxweynaha Somaliland Oo Xil Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey.

Read More »

Magacyadda Dadkii Hanti-Boobkii Ugu Badnaa Ku Kacay Waqtigii Siilaanyo Oo Lasoo Bandhigay.

0 Visits: 793 | Tuesday July 31, 2018 - 11:54:01
Xubno kamid ah Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ku dhawaaqay xubno kamid ah xukumaddii madaxweyne Siilaanyo oo ay sheegeen in ay hanti ummadeed Boobeen.

Read More »

Diyaaradda Ay Dawladda Somaliya Ugu Talo Gashay Inay Xujaajta Somalida Qaado Oo Hargeysa Ka Duusho.

0 Visits: 157 | Tuesday July 31, 2018 - 11:13:51
Waxa saaka magaaladda Hargeysa ka duushay diyaaraddii ugu horeysay ee sida Xujaajtii ugu horeysay ee soo gudan doonta sannadkan waajibaadka Xajka.

Read More »

"Waxa loo baahan yahay in dadweynahana loo ogolaado inay ka qayb qaatan wada hadalkaas; Madaxdhaqameedka, Fanaaniinta, Saxaafiyiinta". Mudane Buubaa

0 Visits: 15 | Tuesday July 31, 2018 - 11:11:10
Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah ruugcaddaaga Siyaasiyiinta Somaliland oo tirsan Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka

Read More »

Labada Kuuriya Oo Ka Wada Hadlaaya Arrimo Aan Hore Looga Filayn.

0 Visits: 172 | Tuesday July 31, 2018 - 09:52:37
Dawladdaha labada Kuuriya ( Kuuriyada Waqooyi iyo Kuuriyadda Koonfureed) ayaa bilaabay wada hadalo ay kaga hadlayaan arrimo cusub oo ay doonayaan in ay xal ka gaadhaan .

Read More »